Mooge Posted May 4, 2012 mukulaaloow, you lost objectivity today when you attacked puntland like that. shame on you. if yu think a suldan suporting another somali brother family is going out of line, you have serious qabil issues. he should only support his closes clan is your argument. no somalino. lol. and to say puntland shoots shows your cuqdad. ceeb wa tano kale. aaliyah, my saaxdheer niece of galeyr, keep up the madadaadils about you sacked some suldan. lol. hadhoow don't change story when you find out there was no such thing. lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted May 4, 2012 sxb horta haddaad aragto qof qof kale kula boodayo qabiil baa tahay ogoow inuu asaga qabiiliiste yahay. waxaa tahay nin xanuunsan oo waliba darbi madaxa ku garaacayo. last week markey reerahan bayaan soo saareen looga qaadayo xilka waan kasoo horjeeday sababtoo ah bayaanka waxaa soo qoray qurba joog aanan xaaladda dhulkooda waxba ka ogeyn. laakiin tan waa ka duwantahay oo beeshii uu matalayay Dabageed baa geed hoostiis isugu timid oo waliba deegaanka ay dagaan ee ceegaag la yiraahdo ah isugu yimid, waxaa kasoo qeyb galay cuqaashoodii oo dhan, marka waxaa la oran karaa waa go'aan xalaal ah oo legitimate ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted May 4, 2012 wejiga so dhaqo mulaalow. xaar baad qasatay waad is confuse garaysay. you didn't answer how he went out of line. lol. qofku hadu xanunsan yahay wu isla saxsan yahay.dhibatadas ku haysata o intad is ledahay puntland xumee. qabil ba shiray kulaha. beentaaba ka daran cuqdada. lol adeer orod meesha isaga tag hanaugu hunqacine. nin weyn oo micno samayn waa habaar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 4, 2012 Mukulaal is right haday beeshi ku shirtay ceegaag oo ay xilka ka qadeen wa wax legitimate sabab dalka guidhisa dadki u boqorka u aha ba xilka qaaday wax sax ah runti oo wanaagsan maha wax sharciga ka baxsan haday qurbajoog iska so qeyliyaan wa different case. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 5, 2012 moge, stop trolling on my thread. waxaan ogaaday in aan lahadlayo qof caqliga biya ka galeen. Makulalow, althou you have shown this far in your posts to be inafarole and not better than moge ..I will give you a credit this time.You have made a valid point in this thread. I am sure the puntland sultan allah yarhamhu would rather be alive and titleless (after all title dad baa siyay dadkaasna way la noqon karaan haday damcaan laakin naftiisa ilaahay ba siiyay ma aheen mid xaq lo leeyahay in laga qaado)... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 5, 2012 http://youtu.be/PMNHoGgCgQ4" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Daawo Magaalada Ceegaag, Xaflad Sagootin Ah oo Loo Qabtay Boqorkii La Casilay Cabdulahi Dabaqooye, [Farewell Party] ShirWeynihii Beesha Ceegaag ee Cuqaasha Iyo Waxgaradku Ku Ansixiyeen Go'Aankii Xil Ka Qaadistii C/llahi Dabagooye Beesha Ceegaag:"Waanu u Duceenanaa Boqorkii Hore, Waxaanu u Rajeenanaa Inuu Helo Shaqo Cusub, Iyo Inu Danbeeyo Meel Khayr Qabte....... Boqorkii Hore Lagama Qaadin Wax uu Lahaa, ee Wax lagala Noqday Amaano Beesho u Dhiibatay oo Ku Daahday." Lasanod Online. Thursday, May 03, 2012 Ceegaag,(Lasanod Online)- Kulan ballaadhan oo ay Beesha Xuseen Saciid {Hayaag} Ku yeelatay Degmada Ceegaag, ayna kasoo qayb galeen.. dhamaan Cuqaasha iyo odayaasha kala duwan ee beesha Xuseen Saciid {Hayaag}, ayaa waxaa lagaga hadlayey arimo dhowra oo ay kamid ahayd xilkii Boqornimada ee lagala noqday madaxa dhaqanka ee Beesha.. Dood dheer kadib ayaa dhamaan Cuqaasha iyo waxgaradka Beeshu waxay si wada jir ah u ansixiyeen inay Kalsoonidii kala laabteen Cabdilaahi Axmed Cali (Dabagooye), taageereena go'aankii iyo baaqii beesha ee soo baxay April 27. hadda wixii ka danbaysana uusan xilkaas u hayn beesha kana midyahay dadka shacabka ah. Waxay kaloo sheegeen in dhowaan beeshu iska soo saari doonto qofkii qaban lahaa xilka madaxdhaqamedka beesha Hayaag. Copyright © 2012 Lasanod.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted May 5, 2012 One death is tragedy a million is a statistic ayaa horay loo yiri. Waxaanu slander. You must know the difference between tragic and slander. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 5, 2012 Thanks libaan for the link. Reer ceegaag waa reer jira, hadii mar hore saa la wada ahaan lahaa horumar ayaa la gaadhi lahaa. Mashallah... Khaatumo noolow. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites