Sign in to follow this  
Dr_Osman

Come And Get Your Puntland Driver License. Waa Guul Soo Hoyatay. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Puntland oo bilowday bixinta ogolaanshaha wadista Baabuurta [sawiro]

 

Updated:- 8 hours ago| 0 Commnets

 

Wasaarda Howalaha Guud iyo Gadiidka Puntland ayaa manta bilaawday bixinta sharciga wadaha-gadiidka ee loo yaqaan laysanka (Driver license) tasoo la sheegay in aysan jiri doonin darawel aan lahayn sharcigaa inuu gaari ku wado gudaha deegaanada Puntland.

 

Bixinta sharciga wadida gadiidka ayaa wajigeeda kowaad si rasmi ah uga furmay maanta magaalda Garoowe waxaan maanta la siiya dhawar qof kuwasoo intaan la siin sharcigaa la marsiiya habka iyo imtixaanka loogu talagalay in la marsiiyo wadah intaan la siin laysanka.

 

Taliyaha Guud ee taraafikda Puntland Col Axmed Cabdi Cali oo saxaafda kula hadalay xarunta wasaarda ayaa sheegay in sharcigaan dhawr jeer oo hore la isku dayay in la sameeyo balse uu hirgali waayay, kan maantana uu ahaan doono mid hirgala oo aan oo kaliya looga harayn bixinta balse ay socanyaso inaa darawelkii aan wadan sharcigaa talaabo sharciga waafqsan laga qaadi doono.

 

Cabdifutaax Yuusuf Cilmi, Madaxa Shirkada *Puntland Identification information Technology(PIITEC) ee Puntland, ayaa waxaa uu xusay in ay maanta bilabeen bixinta laysanada gobolada Puntland oo dhan ay ka bixin doonaan.

 

Cabdifutaax ayaa sidoo kale sharaxay sharcigaan in uu yahay mid casri ah, intaa aan qofka lasiin ay marsiin doono imtixaan si loo hubiyo xirfadiisa iyo cafimaadkiisa in uu wadi karo gadiidka.

 

Sharcigaan wadista gadiidka ayaa noqan kara mid wax badan ka bedala marxalada gaadiidleyda ku sugan gudaha Puntland iyo shilalka ka dhaca wadooyinka ayadoo ay jiraan dad aan aqoon badan gaadiidka u lahayn oo sababa shilal badan.

 

Maxamed Siciid

Horseed Media

 

DSC07371.jpg

driverlicensePL.jpg

DSC07381.jpg

DSC07365.jpg

DSC07357.jpg

DSC07376.jpg

DSC07386.jpg

DSC07368.jpg

DSC07353.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

You aint driving in Puntland without this and following the road rules and signs

driverlicensePL.jpg

 

Somalis be prepared for a huge shock when your pulled over and fined by the puntland traffic officers. Ganax ayaa ku sugi doono hadad waddoyinkeena isku waashid like you do in your jungle roads. Yaan cardka laga waayin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this