Sign in to follow this  
Mario B

South Somalia does not reject the federal constitution, what they reject is Puntland's constitution.

Recommended Posts

Liibaan   

Duufaan;825475 wrote:
That has been the case. puntland with Faroole does not have firends. the proplem is about the Roadmap process, not the conistition as they modified.

I agree with you Dufaan, the root cause of the problem is the current Roadmap process, Somali people were not consulted, can you imagine Somali people including the president have no say at all.

 

Somali people need comprehensive and inclusive Somali-owned reconciliation/peace process. The so-called road map process is unfair and unacceptable, because Somali people were excluded from full involvement in the decision-making process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ soo much calacal. what was the Conference in Mogadishu about:confused:, the Garowe Principles I and II about:confused:, and finally, what was the London conference about:confused: And can you honestly say Somalis stakeholders did not participate in all of those conferences or are you mad because your uncle was excluded.:confused::rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

kingofkings;825487 wrote:
^^^ soo much calacal. what was the Conference in Mogadishu about:confused:, the Garowe Principles I and II about:confused:, and finally, what was the London conference about:confused: And can you honestly say Somalis stakeholders did not participate in all of those conferences or are you mad because your uncle was excluded.:confused::rolleyes:

The fact is only few people participated all those Conferences, the majority of Somali people didn't like the so-called Roadmap process, major stakeholders were excluded from the process.

 

Somali clerics/ religeous leaders, Somali intellectuals, the people of the Capital Mogadishu, Southern Somalia, Azania, Khaatumo, Galmudug, Somaliland, Awdal, and many more Somali Regions oppose the so-called Roadmap Process.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Diidmadii Ugu Xooga Wayneyd ee Looga Soo Horjeedo Dastuurka Shisheeyaha oo Ka Dhacaya Magaalada Muqdisho

 

)Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya, saraakiil ciidan, siyaasiyiin, aqoonyahano, waxgarad, culumaa’udiin iyo odayaal dhaqameedyo oo ka soo jeeda beelaha ****** ayaa shalay waxa uu ka dhacay Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho, kaas oo looga soo horjeeday dastuurka.

 

Prof. Max’ed Faarax Jimcaale oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ahna nin asiyaasi ah oo ka soo jeeda beelaha ****** ayaa waxa uu shacabka ugu baaqay in laga foojignaado qatar uu sheegay in ay ku soo wajahantahay dalka, isagoo xusay in loo baahanyahay in dalka, dadka iyo diinta laga difaaco dulaan sida uu sheegay beesha caalamka ay ku soo qaaday Soomaaliya oo lagu doonayo in magaceeda lagu baabi’iyo sida uu hadalka u dhigay.

 

Waxa uu sheegay in Dastuurkaan qabyada ah ee ay dabada ka riixeyso xukuumada KMG Soomaaliya uu yahay mid lagu baabi’inayo jiritaanka umadda Soomaaliyeed, sharafkii uu lahaa dalka Soomaaliyana meel looga dhacayo.

 

Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Barlamanka KMG kana soo jeeda beesha ****** oo kulankaasi hadal dhinacyo badan taabanayay ka jeediyay ayaa waxa uu sheegay in madaxda dowladda howlihii loo idmaday ay ku fashilmeen, islamarkaana Dastuur qabyo ah oo shacabka intiisa badan ay ka soo horjeedaan ay ku howlanyihiin.

 

Muuse Suudi ayaa waxa uu intaasi ku daray in si kasta oo ay u xumaadaan masuuliyiinta dowladda, xildhibaanada Beelaha ****** aysan u cuntami doonin waxyaabaha ay ku kacayaan, iyo talaabada ay shacabka Soomaaliyeed ugu qasbayaan qabyo qoraaleedka Dastuurka.

 

“Aan hotel iska deganaano, lacagna aan iska qaadano, laakiin maantadaan la joogo, maxaad noogu sheegi weyseen ayaa hawiyow nagu filan, hadaba waan idiin sheegnay waxba kama ogin, lama socono, aniga madaxweynaan ahay iyo dastuurka la iskuma doorsan karo, aniga xildhibaanaan ahay iyo dastuurka la iskuma doorsan karo” ayuu yiri xildhibaanka.

 

Xildhibaanka ayaa xusay in aan la isasiin karin waxyaabo saameyn ku yeelanaya caruurta soomaaliyeed iyo kuwa ay sii dhalayaan iyo xil mudo sedax sano ah la sii heynayo, isagoo carabka ku dhuftay in reer ahaan aysan Dastuurka ugu taageeri doonin Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

Gen. Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde oo ka tirsan saraakiishii ka qeyb galay kulankaasi ayaa waxa uu isna sheegay in mugdi aan lagu ridi karin aayaha Soomaaliya, waxaana uu intaasi ku daray in laga foojignaado ansixinta qabyo qoraaleedka Dastuurka, maadaama cid ansixineysa meesha ay ka yimaadeen iyo halka ay ka soo jeedaan aan la aqoon.

 

“Mayeeleyno ilaa 135 odey oo meel ay ka imaadeen aan la aqoon oo Dastuurka ansixinaya waa mugdi waayo, mugdigaasi ma yeeleyno, haloo keeno aqoonyahanada, siyaasiinta, dhaqanka iyo culimada waxaan jeebka lagu sito oo la leeyahay waan ansixinaa suurta gal ma’ahan” ayuu yiri Indh-cadde.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

xiinfaniin;825385 wrote:
^^I know and agree
:D

 

But the Puntland keys are with an accountant ninyahow
:D
, dagaaladda maalin ba mid baa lagalaa ee maanta dastuurka ila baasi ninyahow.

 

Waad ogtahay I have a soft spot for the plight of Laascaanood, inkastoo nin waalani makarafoonkii Khaatumo hadda haysto , laakiin Khatumo is me and I am Khatumo
:D

dagalada midba maalin ba lagala?? loool mesha ma cid majaajilo u dhigi? dagaalka puntland diyaar u tahay waa kee?? ka kaliya ee adeerka faroole cadeestay in uu diyaar u yahay wa in uu khaatumo dhaliilo oo marna argagixiso ku sheego marna dhoho waxban kama jiraan.

 

ninka walaan ee khaatumo microphoneka haystana waayo? aflagadada iyo edabadaradu maxay tahay adoo intaa leeg. Ninka waalan ee jira waa adeerka faroole ninkale ma aha oo umada khaatumo aman siin waayey orad daawa kaas uraadi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haddaanan Khaatumo saaxibo kulahayn oo caqliga Caaliyah iyo Liibaan aan aqristo , CaliKhaliif na idaacadaha ka dhegeysto waa nici lahaa .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

xiinfaniin;825524 wrote:
Haddaanan Khaatumo saaxibo kulahayn oo caqliga Caaliyah iyo Liibaan aan aqristo , CaliKhaliif na idaacadaha ka dhegeysto waa nici lahaa .

 

Sheeko meesha ku heysaa, hadii runta laga hadlo maaha in laga gubto. Shacabka Khaatumo waxa ee ku naceen Maamulka Puntland, waa caqli yarida Warlord Faroole Iyo taageerayaashiisa sida Xiin, Dr. Osman, Mr. Puntland, Mooge, Makulaalow, etc.

 

Mar kasta oo shacabka Khaatumo dhageystaan Idaacadaha waxa ee maqlaan Faroole oo caayaya aflagaadeenaya SSC Iyo Khaatumo, mar uu ku sheego argagaxiso, mar ku sheego tuug, mar uu ku sheego, cadow, mar uu ku sheego waa nabad diid, etc.

 

Anuu waxaan la yaabay waxa ee ku jecladaan Warlord Faroole, Iyo Cadaawada ee Prof Cali Khaliif u qabaan Reer barigu. Waxa loolo dagaalamayo Prof Cali Khaliif Iyo Prof Farmaajo waa madaxa kor u qaadeen oo mar baa Prime Minister noqoteen. Sababta kale ee loola dagaalamayo waa dadkiina ama gobolkiina ayaa taageerteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Faroole is purer than the thief you are supporting, who steals millions from a project that could change Somalia's economy?

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';825534 wrote:
Sheeko meesha ku heysaa, hadii runta la hadlo maaha in laga gubto. Shacabka Khaatumo waxa ee ku naceen Maamulka Puntland, waa caqli yarida Warlord Faroole Iyo taageerayaashiisa sida Xiin, Dr. Osman, Mr. Puntland, Mooge, Makulaalow, etc.

 

Mar kasta oo shacabka Khaatumo dhageystaan Idaacadaha waxa ee maqlaan Faroole oo caayaya aflagaadeenaya SSC Iyo Khaatumo, mar uu ku sheego argagaxiso, mar ku sheego tuug, mar uu ku sheego, cadow, mar uu ku sheego waa nabad diid, etc.

 

Anuu waxaan la yaabay waxa ee ku jecladaan Warlord Faroole, Iyo Cadaawada ee Prof Cali Khaliif u qabaan Reer barigu. Waxa loolo dagaalamayo Prof Cali Khaliif Iyo Prof Farmaajo waa madaxa kor u qaadeen oo mar baa Prime Minister noqoteen. Sababta kale ee loola dagaalamayo waa dadkiina ama gobolkiina ayaa taageerteen.

lol-why-you-mad-tho.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

xiinfaniin;825524 wrote:
Haddaanan Khaatumo saaxibo kulahayn oo caqliga Caaliyah iyo Liibaan aan aqristo , CaliKhaliif na idaacadaha ka dhegeysto waa nici lahaa .

Here I had hope for Puntlanders like you. However, most of you have the same mentality as your uncle Faroole. Very tragic, the caqlixumo that is collectively displayed by reer Faroole complements the xaasidnimo that was formerly down played but is now crystal clear.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;825542 wrote:
Here I had hope for Puntlanders like you. However, most of you have the same mentality as your uncle Faroole. Very tragic, the
caqlixumo
that is collectively displayed by reer Faroole complements the xaasidnimo that was formerly down played but is now crystal clear.

seriously. keep your mouth out of Mudane Madaxweyne Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia;825535 wrote:
Faroole is purer than the thief you are supporting, who steals millions from a project that could change Somalia's economy?

Most Somalis agree Warlord Faroole is one of the worst Warlords and pirates in Somalia. The mass murderer stole millions, but he also killed thousands of innocent muslim somalis in Galgala, Goldogob, and other towns.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';825545 wrote:
Most Somalis agree Warlord Faroole is one of the worst Warlords and pirates in Somalia. The mass murderer stole millions, but he also killed thousands of innocent muslim somalis in Galgala, Goldogob, and other towns.

1000s. why not millions. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this