Sign in to follow this  
Liibaan

Culumada Somaaliyeed oo Ka Soo Hor Jeesatay Dasuurka Xabashida Ugandiiska

Recommended Posts

Liibaan   

h-culimada-soomaaliyeed.jpg

 

Ha’ada Culumada Somaaliyeed oo Ka Soo Hor Jeesatay Dasuurka

 

Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed.

 

Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la sheegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay in uu u baahan yahay in wax badan laga qabto uuna sido kale u baahan yahay in waqti dheer la siiyo.

 

Maalmihii ugu dambeyay ayay aheyd malkii ay qaarka mid ah bulshada aya dhaliil u soo jedinayay habsami u socodka qobyo qoraalka dastuurka iyadoo madaxda Dowlada ay ku adkesatay in la ansixindoono Dastuurka.

 

____________________________________________________________

 

 

culimo.jpg

 

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Iyana Codkooda ku Biiriyey Dadka ka soo Horjeeda Dastuurka Qabya Qoraalka Ethiopia Iyo Ugandiiska

 

Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaloiyeed Shiikh Bshiir Axmed Salaad oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inaysan marnaba ansixin Dastuurka la sheegay in dhawaan la ansixinayo. Guddoomiyaha ayaa ku ciladeeyay Dastuurka qabya qoraaledkiisu dhawaan la damacsan yahay in la Ansixiyo mid aan ku salaysnayn waa siduu hadalka u dhigaye Shareecada Islaamka sidaa darteedna loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay meel uga soo wada jeestaan.

 

Sheikh Bashiir oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in markii ay dib u eegis ku sameeyeen Dastuurka ay xukuumaddu dhawaan sheegtay in la so afjaray ayuu sheegey in ay ku jiraan Qodobo ka hor imaanaya Shareecada Islaam Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ku biiriya qaybaha kala duwan ee Bulshada oo muddooyinkii dambaba qayla dhaan ka muujinayay Hawlaha ansixinta Dastuurka.

 

Guddiga Dastuurka oo dhawaan Saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in marka ay soo dhamaystirmaan Hawlaha Dastuurka qabya qoraaleedka in dib loogu celinayo Culumada Soomaliyeed kuwaasoo turxaan bixin ku samaynaya.Mas’uuliyiinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in Dastuurka la hubin doono ka hor inta aan la ansixinin isla markaana wixii qalad loo arko laga saarayo.

 

waxaa abaabulkoodu iminka socdaa Odoyaashii loogu tala galay meel marinta ama ansixinta Dastuurka qayla dhaanta badan ay ka daba yeereyso waxaana la filayey in Xafladii lagu furi lahaa Ansaxinta Dastuurka ay baaqatey ka dib markii ay soo dhameytirmi waayeen Odoyashii Beelaha hase yeeshee waxa Muuqata in Dastuurka Ansaxintiisa ay ka horyimadeen inta badan dadka soomaliyeed ka dib markii lagu arkey Qodobo ka hor imaanaya Shareecadda Islaamka dhinaca kale dadka qaar baa ka soo horjeetay Dastuurka oo ay sheegeen in dalkaan lagu xukumi karo wax aan ka ahayn Kitaabka Alle

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Sheikh Bashiir ” Dastuurka Kama Turjumayo Baahida Guud ee Shacabka Soomaaliyeed”

 

Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed.

 

Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la heegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay in uu u baahan yahay in wax badan laga qabto uuna sido kale u baahan yahay in waqti dheer la siiyo.

 

Maalmihii ugu dambeyay ayay aheyd malkii ay qaarka mid ah bulshada aya dhaliil u soo jedinayay habsami u socodka qobyo qoraalka dastuurka iyadoo madaxda Dowlada ay ku adkesatay in la ansixindoono Dastuurka.

 

____________________________________________________

 

sh_bashiir-300x200.jpg

 

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo kasoo horjeesatay ansixinta Dastuurka cusub(Dhagayso)

 

April 28, 2012

 

Hay’adda culumada Somaliyeed ayaa ka soo horjeesatay dastuurka Qabya qoraalka, qaabka lagu soo diyaariyay iyo qodobo ka mid ah oo ay sheegeen inay dhaliilsanyihiin.Hay,adda ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu.wareysi aan la yeelanay Gudoomiyaha Hay’adda Culumada Somaliyeed Shiekh Bashiir Axmed Salaad oo aan ugu horeyn weydiinay waxa uu shirkooda jaraa’id ku saabsanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Sh.-Bashiir_-620x330.jpg

 

 

Somali Clerics, Scholars: " Somali Culama and Somalia People In General Are Not Consulted in Drafting Constitution"

 

MOGADISHU: a well-organized meeting held in Mogadishu with officials from cleric’s council of Somalia, scholars, elders and honorable members of the parliament, said the recently concluded constitution is not in line with Islamic values.

 

The head of the cleric’s council of Somalia Sheik Bashir Ahmed Salad who talked at the meeting expressed his view on the much funded draft constitution that was recently announced its conclusion completely by Somalia PM.

 

“The constitution writing process did not follow Somalia’s interest due process and it did not involve different sections of the community. The process was spearheaded by foreign organizations and individuals who were also the financiers, not Somali people,” he added.

 

Also the other dignitaries, including scholars, University students and women at the gathering unanimously opposed the draft constitution, saying Somali people living all over the world were not consulted during the drafting of the constitution that is finally announced over by the government of Somalia.

 

Recent days, there are alarming increase of debates on the constitution after Somalia’s Transitional Federal Government announced it concluded the drafting of the constitution, the clerics council of Somalia said there are clauses in the constitution that is not in line with the Islamic principles.

 

Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this