Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2012 Cali Khaliif “Balantu waxay tahay in qofkii diida dastuurka la xiro, loona aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda in.. » Apr 30, 2012 - Cali khaliif Galayr oo ka mid ah siyaasiinta Soomaaliyeed xilalna ka soo qabtay dowladdii Kacaanka iyo dowladihii KMG ahaa ee ka dambeeyay burburka ka dib ayaa sheegay inuu ka soo horjeedo dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay garwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay. Mr. Galyer ayaa hadalkan ka jeediyay shalay xaflad looga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xarig iyo jirdil, wuxuuna yiri mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo” Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, waxa uu intaasi ku daray in waxaan la aqoon aan la qaadan karin, wuxuuna sheegay in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xarig iyo caga jugleyn dalka la heysto, waxa uuna eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan. “Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galeyr. Hadalka ka soo yeeray Cali Khaliif Galeyr ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2012 Cali Khaliif Galaydh “Dastuurkan Aan La Aqoon Wuxuu Yahay Iyo Waxa Ku Qoran Yaanan Lanagu Qasbin Ee Turubka Hala Baandheeyo” Apri 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Rasysal wasaariii hore ee soomaaliya Cali khaliif Galaydh ayaa si ba’an uga soo horjeestay Dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay gadhwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay. Mr. Galydh ayaa hadal uu ka jeediyay shalay xaflad lagaga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayuu sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xadhig iyo jidhdil, wuxuuna yidhi mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balantu waxay tahay qofka diida dastuurka in la xidho oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo”. Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, sidaas daraadeed aan aan la qaadan Karin waxaanan la aqoon wuxuu yahay iyo waxa ku qoran. Galaydh isagoo ariintaas ka hadlayana wuxuu yidhi “ in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xadhig iyo caga jugleyn dalka la haysto, waxuuns eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan”. “Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galaydh. Hadalkan ka soo yeedhay Cali Khaliif Galeydh ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud. Cadceednews, Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 30, 2012 Ali is losing my respect and lots of his admirers respect, he is talking like yalaxow and qanyare "waan diidnay" mentality, actually the whole constitution can not be wrong 100%, so please point-out the chapters that you don't like, you are a professor for God's sake. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 30, 2012 Buhoodle elders reject garowe constitution President Sheikh Sharif rejects the new constitution Former Prime Minister of the TFG Ali Mohammad geedi rejects constitution Galmudug Community rejects the new Constitution. There are dozens of others similar to that, hebel rejected ...................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2012 What a petty man...quite sad really Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2012 Mukulaalow;824698 wrote: Ali is losing my respect and lots of his admirers respect, he is talking like yalaxow and qanyare "waan diidnay" mentality, actually the whole constitution can not be wrong 100%, so please point-out the chapters that you don't like, you are a professor for God's sake. He's proving to be a very shortsighted man. He 's lending his voice to those who prefer to be in the status qou than allow the country to transition however incomplete the transition is . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 30, 2012 Former Prime Minister of the TFG Ali Mohammad geedi rejects constitution Galmudug Community rejects the new Constitution. There are dozens of others similar to that, hebel rejected ...................... Nuune taas xal maha, soomaalida waxay ku maahmaahdaa Gar laba nin kama wada qoslisiiso. dustuurkan marna lagama yaabo in 100% uu qof waliba ku qanco, maanta hadii aad adiga diido barrina mid kalaa diidayo. Dustuurkan debate-kiisa muddo buu soo socday maxaa meelaha khaldan loo sixi waayay oo looga hadli waayay. Cali khaliif groupka diidmada buu ku biiray wax walba, Somaliland & tfg wada hadalkooda waatuu diiday, haddana dustuurka. what a waste of talent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted April 30, 2012 And there goes another Dr. Ali looks like a man in a hurry proving by the minute Togane's assessment of his being a power-drunken charlatan than a scholar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 30, 2012 i have said before ali galeyr is a confused politician. wuxu dono ku hadla isagoon ka fiirsan wuxuna jecelyahay in loo qoslo oo la yirahdo galeyr ba sida yiri. loool. bal idinku ninkaan u fiirsada. wax wanagsan afkisa kama so baxan an ahayn qabil cay iyo somali iskudir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2012 So far Cali Mohammad geedi opposed the new constitution Sh sharif was not happy with the Constitution Professor Cali Khalif Galaydh the gedo elders not to forget the Mogadishu elders and MPS and Politicians they were like Xaw dastuurku sheega eebow. And last but not least Sultan Faisal cali Waraabe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted April 30, 2012 Guys it very sure now majority of somalis rejected.Let every region have it's constitution & send one person to Mogadishu for rotating presidency...each should be president for 1yr. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2012 Burahadeer wa meeshu ha isla walaato nin aanu beri wada shahayney ba yidhi 4 madaxweyne iyo badh anu samaysano oo ku salaysan 4.5 marka afartu iyo badhkuba Madaxweyne ha noqdaan oo meel walba ha isku raacaan lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 30, 2012 “Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo” Shamefull!!! arresting people solely for the peaceful expression of their political beliefs, is dictatorial and itself considered a crime. It shows how flawd the intentions are and how little they belief in the rightousness of this consitutions, by threating to arrest people who oppose it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 30, 2012 Xaaji Xunjuf;824763 wrote: they were like Xaw dastuurku sheega eebow.. War xaajiga illeen waa xaayow, wuunoo dhuuntay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 30, 2012 Carafaat;824768 wrote: “Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo” arresting people solely for the peaceful expression of their political beliefs, is dictatorial and itself considered a crime. It shows how flawd the intentions are and how little they belief in the rightousness of this consitutions, by threating to arrest people. markii horeba kii keenay fikradda ah in dustuurka la ansixiyo baaba gardarnaa. Somalia is not a normal country, its not time for constitution referendum. Quote Share this post Link to post Share on other sites