Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Prime Minister Cabdi Cawar accused of being Farooles Agent.

Recommended Posts

Xildhibaan sheegay in Gaas uu ku shaqeeyo Fakarka Madaxweyne Faroole

 

SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 30, 2012

 

Muqdisho: (Sh. M. Network)Xildhibaan Boot Cabdulle Magan oo ka mid ah barlamanka oo waraysi siiyay Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare C/wali Max’ed Cali Gaasy ay ku fashilantay wax ka qabashada xaladaha Siyaasadeed iyo midda ammaan ee ka jirta dalka Soomaaliya.

 

Xildhibaan Boot Cabdulle Magan ayaa waxa uu sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ku shaqeeyo fakar u gaar ah Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole maadaama uu matalo 18-ka gobol oo ay ka kooban tahay Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray in tan iyo xilligii uu Gaas yimid aysan Xukuumaddiisa soo gudbin wax miisaaniyad ah iyo Lixisabtan dowladeed.

 

Sidoo kale Boot Cabdulle Magan ayaa waxa uu ugu baaqay siyaasiyiinta, Culumaa’uddiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed inay ka tashtaan aayaha Soomaaliya islamarkaana ay gacamaha is qabsadaan maadaama sida uu tibaaxay Soomaaliya ay kusoo wajahan yihiin dhibaatooyin kala duwan.

 

Muddooyinkii dambe ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada waxa ay muujinayeen mucaaradyada xooggan ee ku saabsan jiritaanka Ra’iisul wasaare Gaas oo ay ku eedeeyeen in uu wado arrimo aan dan u aheyn shacabka Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

let every region run its affairs and only then unity among those comfortable getting along..simple.This federal,central or whateva u call can't be imposed..total nonesense in this environment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this