kingofkings Posted April 30, 2012 Geela Soomaaliya oo loo iib geeyo ilaa iyo Masar Iyadoo aanu horay u ogeyn in geela soomaalida loo iib geeyo wadamo kooban oo carabaha ah ayaa iminka waxaa muuqata in uu balaaranayo suuqa geela soomaalida oo hada gaaray wadamo Afrika ka tirsan oo ay ka mid tahay Masar. Suuq ku yaalo banaanka caasimadda dalka Masar oo lagu magacaabo "Birqash Camel Market" ayaa iminka la geeyay boqolaal geel oo wadanka Soomaaliya laga keenay, kuwaas oo ay ganacsatada geela aad u xiiseynayaan. Hashii geela ayaa waxaa suuqaasi lagu kala siisanayaa 4,500 ilaa 6000 oo lacagta dalka Masar ah oo dollar ahaan u dhiganta ($745 ilaa 900), waana mid ka qaalisan geela laga keeno wadamo ay ka mid tahay Sudan. Jimca kasta ayaa waxaa suuqaasi ka dhaca xaraasha geela soomaalida, waxaa qiimaha la kala siisanayo mar walba go`aaminaya da`da geela iyo caafimaadkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 30, 2012 What ?$745 waar intaas Bosaso ayuu geelu kajoogaaye armuu warku sixun galay ninka warkaan qoray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 30, 2012 Beer-Gaal;824476 wrote: What ?$745 waar intaas Bosaso ayuu geelu kajoogaaye armuu warku sixun galay ninka warkaan qoray. Last time I know(November last year), hashii geela waxey Soomaaliya ka joogtey $850-890, of course it may differ in different regions, but I based my fact on exactly where most Somali camels are found(can't mention the location due to Solers are qabiil and region sensitive). Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 30, 2012 nuune;824518 wrote: Last time I know(November last year), hashii geela waxey Soomaaliya ka joogtey $850-890 , of course it may differ in different regions, but I based my fact on exactly where most Somali camels are found(can't mention the location due to Solers are qabiil and region sensitive). it's bosaso. thank you for being discrete. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 30, 2012 nuune;824518 wrote: Last time I know(November last year), hashii geela waxey Soomaaliya ka joogtey $850-890 , of course it may differ in different regions, but I based my fact on exactly where most Somali camels are found(can't mention the location due to Solers are qabiil and region sensitive). Nuune, I bet your a rich by now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 30, 2012 Meesha Dilaaliintii ayaa isugu yimid. Ps. abaarihii iyo geelii badnaa ee ku le'day armay sicirka hoos u dhacay wax ku leeyihiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 30, 2012 good, I wish they could buy the whole lot. Geela khasaaro mooyee faa'iido uma soo kordhin soomaali. Waligiin ma aragteen geel jire la leeyahay waa taajir? MAYA, kan 1000ka halaad iskaleh iyo kan hasha leh waa isku arag, waa isku maskax, waa isku rafaad. plus, Dhulka soomaalidu dagto wuu ka duwanyahay dhulalka qowmiyadaha inoo dhow ay dagaan sida Amhara, Oromo, Kikuyu, Masai umadahaas dhulalka ay dagaan waa barwaaqo iyo cagaar iyo roob, dhulka soomaalidu dagto waa abaar iyo qaxar, xaalufintaas waxaa qeyb weyn ka qaatay geela oo asagu maalintii u baahan intaasoo tan oo cagaar iyo geed uu cuno, sidoo kale dhuxusha oo ilaa iyo hadda fara kulul ku heyso soomaaliya. Marka waxaan ku baaqayaa in masaaridu ay naga wada iibsadaan geela soomaaliyoo dhan. Good riddance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted April 30, 2012 Damn Mukulaal Geel waxba kama taqaanid :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted April 30, 2012 OK,No offense,but those GEELs look like they have TB But,anyway, Nuuna iyo asxabtiisa,Geel suuqiisa waxba ka garan maysaan ee aamusa. Of course,like every commodity out there, the markets(supply and demand) dictate the price of Geel and or any product for that matter. Jiilaal ama abaar haday jirto, then..it is a buyers market(Every1 wants to make a buck before the camel dies anyway). Markay barwaaqo tahayna, it is a sellers market as most reer badiya will love to keep their priced camels ..Other factors include, the age of the geel, the region the geel came from, the sex of the geel and of course the seller/buyer. So, in essense,. it could be that a camel could cost 1000dollars today and 300dollars next month. So, a price of say $745,is considerably higher in regards to the 300dollars price tag,you get? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 30, 2012 wyre;824631 wrote: Damn Mukulaal Geel waxba kama taqaanid :D abkeey mukulaal diloow geel nool maas u daahaa. but seriously, geela soomaalida xarago uunbuu u yahay iyo in laysugu faano. wax kaloo faa'iidah malahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted April 30, 2012 Mukulaalow;824638 wrote: abkeey mukulaal diloow geel nool maas u daahaa. but seriously, geela soomaalida xarago uunbuu u yahay iyo in laysugu faano. wax kaloo faa'iidah malahan. Yaa kuu sheegay warkaas? Nyanyuuray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 30, 2012 ninka geel jiraha bal aragiisa fiiri. diif, rafaad, naxariis darro, baa ka muuqato. mida kale taariikhda soomaalida laguma haayo geel jire milyuneer noqday, laakiin waa la arkay beeraleey milyuneer noqday, malaay dabato milyuneer noqday. laakiin geel. a ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted April 30, 2012 Faarax-Brawn;824636 wrote: OK,No offense,but those GEELs look like they have TB But,anyway, Nuuna iyo asxabtiisa,Geel suuqiisa waxba ka garan maysaan ee aamusa. Of course,like every commodity out there, the markets(supply and demand) dictate the price of Geel and or any product for that matter. Jiilaal ama abaar haday jirto, then..it is a buyers market(Every1 wants to make a buck before the camel dies anyway). Markay barwaaqo tahayna, it is a sellers market as most reer badiya will love to keep their priced camels ..Other factors include, the age of the geel, the region the geel came from, the sex of the geel and of course the seller/buyer. So, in essense,. it could be that a camel could cost 1000dollars today and 300dollars next month. So, a price of say $745,is considerably higher in regards to the 300dollars price tag,you get? Geel jire adoogiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted April 30, 2012 Mukulaalow;824656 wrote: ninka geel jiraha bal aragiisa fiiri. diif, rafaad, naxariis darro, baa ka muuqato. mida kale taariikhda soomaalida laguma haayo geel jire milyuneer noqday, laakiin waa la arkay beeraleey milyuneer noqday, malaay dabato milyuneer noqday. laakiin geel. a ah It aint all about money ina adeer...think about that for a moment. Quote Share this post Link to post Share on other sites