Somalia Posted April 29, 2012 Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada dhexe ee Somalia aya waxaa uu si weyn uga biyo diiday qorshe Maamul Goboleed lagu samaynaayo Gobolada dhexe ee Somali. Gudomiye ku xigeenka Golaha Fulinta Maamulka Ahlusunna Waljamacaa ee Gobolada dhexe ee Somalia Sh.Axmed Ilkacase oo Saxaafada u waramayay aya waxaa uu si weyn uga biyo diiday Maamul ay qorshihiisa Wadan Xildhibaano ka soo jeeda Gobolada dhexe ee Somalia oo iskugu jira kuwa horay Magaalada Cabudwaaq u jogay iyo kuwa Muqdisho ka yimid . Sh.Axmed Ilkacase waxaa uu yiri Xilidhibaanada soo garay Gobolka Galgaduud waxaan uga digayna in ay farogalin ku sameyaan nadamki Ahlusunna Waljamaca ee ka jiray Gobolka Galgaduud. Hadalka Sh.Axmed Ilka Case aya waxaa uu imanaya Xili Gudomiyaha Guud ee Ahlusunnada Gobolada dhexe ee Somalia Prof: Xirsi Labba Garre uu asna ka biyo diidsan yahay qorshaha Maamul logu sameynaayo Gobolada dhexe ee Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 29, 2012 Sh.Axmed Ilkacase Prof: Xirsi Labba Garre weird names, these fake morons are even more dangerous than shabab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 29, 2012 Somalia;824393 wrote: Quote Share this post Link to post Share on other sites