Sign in to follow this  
Dr_Osman

WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration

Recommended Posts

Dr_Osman;824298 wrote:
Waxan oo kale ayaa ciil iga keeno runti. I dont understand why the USC folks are so aligned with hargeisa when you can see these ppl are animals but they still align with them maxaa keenay? War move to Bosaso and Invest where all somalis are free and happy and succeed equally

Didn't faroole and his admin ban southern somalis from PL some years ago? I remember masakiin people from bay and bakool being killed, dukaamadooda la biliqeystay and stuff move to bosaso kulaha as far as im concerned raali gelin faroole muusan bixin, so much for somalinimo aye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;824420 wrote:
Didn't faroole and his admin ban southern somalis from PL some years ago? I remember masakiin people from bay and bakool being killed, dukaamadooda la biliqeystay and stuff move to bosaso kulaha as far as im concerned raali gelin faroole muusan bixin, so much for somalinimo aye

Norwegian Refugee Council: New homes for 7,440 IDPs

 

The Puntland state of Somalia is housing an estimated
147,000 displaced people.
Since 2006, NRC has been providing humanitarian assistance to displaced populations and vulnerable host communities. The provision of sustainable housing solutions for IDP communities is one of the most pertinent issues currently affecting displaced communities. In partnership with UNHCR and with financial support from several donors, NRC is working together with the affected communities and the local authorities to tackle these challenges. In 2011, NRC in Puntland piloted the transitional Corrugated Galvanized Iron (CGI) shelter, which has been appraised as a better choice of shelter by IDPs. The CGI offers a wider living space for the family and a higher level of protection from fire outbreaks and criminals. So far, NRC has constructed 1,231 transitional CGI shelters benefitting 7,440 individuals.

Stop with the propaganda, no one in Somalia is more welcoming than Puntland when it comes to IDPs! Tell me one more region that is welcoming, just one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faroole ''Deeganada Puntland waa ka mamnuuc dadka koonfur kasoo hayaamaya, gaarigii sidana waa in lala wareega'' CAJIIB

Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole ayaa barakacayaasha ka hayaamay Koofurta Soomaaliya ka mamnuucay deegaanada Maamul goboleedka Puntland.

 

C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole oo ah Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland mar Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu Ciidamada ammaanka ee Puntland ku amray in lala wareego gaadiidkii sida dad barakacayal ah oo ka mid yimid Koofurta Soomaaliya, ayagana dib loogu celiyo deegaanada ay ka soo hayaameen.

 

Mar uu kahadlay xaga amaanka ayuu waxa uu yiri ''Ammaan darida ka taagan deegaanada Maamulka Puntland waxaa ka dambeeya dadka barakacayasha ah, waxaana jira dad isku soo ekeysiiya barakacayaal dhibaatooyina ka gaysta deegaanadeena''.

 

Mudane Faroole waxa uu kula dar-daarmay in Madaxda iyo dadka reer Puntland laga doonayo in aysan soo dhaweysan dadka soo barakacay gaar ahaan kuwa ka yimaado Koofurta Soomaaliya, waxana uu tilmaamay in dadka ay saameysay abaarta looga baahanyahay inay dib ugu laabtaan bartamaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baladweyne oo uu sheegay in Xerooyin barakacyaal laga hir galin doono.

 

Hadalka kasoo yeeray Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole waxa uu kusoo aadayaa xili magaalada boosaaso ay buux dhaafiyeen dadka u dhashay qowmiyada oromada kuwaa oo magaalada sidii dalkooda oo kale ugu dhax mushaaxa, halka qofkii soomaaliga ahaana uu maamulka puntland ku amray in dib loogu celiyo deegaanki uu kasoo barakacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho (RBC) Mudanayaal ka tirsan barlamaanka KMG Soomaaliya oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyey maamulka Puntland iyagoo sheegay in Puntland ay wado isir sooc ka dhan ah dadka Soomaaliyeed ee ku hadla afka Mayga iyo kuwa timaha adag.

 

Mudaayaasha shirkan ku qabtay Muqdisho oo isugu jiray kuwo ka soo jeeda gobolada Bay, Bakool iyo labada Shabeele ayaa waxay soo saareen war saxaafadeed ay kaga hadleen cambaareynta ay u jeediyeen maamulka Puntland.

 

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cali (Woosh) oo war saxaafadeedkii ay soo saareen mudanayaasha warbaahinta u akhriyey ayaa sheegay inay aad uga xumaadeen falal uu ku miceeyey tacadi ka dhan ah bani’aadamka oo lagula kacay dadka ka soo jeeda Bay iyo Bakool iyo beelaha Jareerweyne ee ku nool gobolada Puntland.

 

“Haddii aan nahay xildhibaanada Digil iyo Mirifle iyo Jareerweyne [waxaan] cambaareyneynaa maamul goboleedka la magac baxay Puntland oo ku tuntay dhamaan shuruucda caalamiga ee xuquuqda aadamiga iyo kuwa u degsan Jamhuuriyada federaalka KMG Soomaaliya, waayo waxaa hadda xasiyada maamul goboleedkaasi ku xirxiran dad gaaraya 1,270 qof oo u dhashay gobolada koonfureed iyadoo aan wax eed ah loo hayn oo aan ka ahayn waxay u dhasheen gobolada koonfureed”, ayuu ku yiri war saxaafadeedka

 

“Waxaa intaasi dheer dad gaaraya 148 qof ayaa lagu xasuuqay goboladaasi laga soo bilaabo 2009 illaa maanta”, ayuu sii raaciyey hadalkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

He's not talking about women and children, he's talking about the men who assassinate people in places such as Gaalkacyo.

 

And he is right to do so. Which other place in Somalia houses almost 150,000 people and builds homes for them?

 

This is the way Puntland is repaid, with slander.

BOSASO

 

DSCN0185.jpg

 

BURTINLE

 

600 homes for IDPs

 

Burtinle : Degmadda Buurtinle oo Laga dhagaxdhigayo Dhismaha 600 oo Guri .

02 April 2012

APL

 

Buurtinle (APL ) : Degmadda Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa laga dhagax dhigayaa dhismaha 600 oo Guri ay dhisayso wasaaradda arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose & Horu marinta Reer Guuraaga oo kaashanaysa Hay,adda World vission(WV). Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ay Xubno ka yihiin Wasaaradda arrimaha Gudaha &Hay,adda World vission ayaa u kici timay degmadda Buurtinle ee Gobolka Nugaal,waxaana halkaas ay ka dhagaxdhigayaan Goobta laga Bilabayo Guryahan oo laga dhisi doono Xarumaha Barakacayaashu kaga noolyihiin magaalada.

 

Xoghayihii Hore ee Golaha Deegaanka Degmadda Burtinle iminkana ka tirsan Xildhibanada golaha deegaanka Xaafid C/risaa Axmed ayaa allpuntland u xaqiijiyey dhismahaan iyo sida looga hirgalinayo degmada buurtinle. Xildhibaanka ayaa sheegay in masuuliyiintu ay kormeerayaan kaamamka ay ku noolyihiin dadka soo barakacay iyo kuwa xooluhu dhafeen ee kasoo xarooday dhulka Miyiga ah.

 

Iidi Abukar Mahdi waa gudoomiyaha Barakacayaasha Degmadda Buurtinle waxaa uu isna sheegay in dhulka maanta la dhagaxdhigayo ay Bixiyeen shakhsiyaad ka tirsan dadka degmada kuwasoo ku wareejiyey Maamulka oo iyan u dooray in ay ka hirgaliyaan dhismaha guryaha dadka Danyarta ah ee soomaaliyeed.

 

Gudoomiye Iidi waxaa uu sidoo kale xusay in guryaha laga kala dhisayo 3da kaam ee kala ah.

 

1. Kaamka kalkaal 1 oo laga dhisayo 180 Guri

 

2. Kaamka Kalkaan 2 waxaa ay yeelandoontaa 220 Guri

 

3. Kaamka Ladan waxaa laga hirgalin dhismaha 199 Guri.

 

Dadka barakacayaasha iyo Danyarta kale isugu jira ee ku nool 3da Kaamamka ee laga dhisayo Guryahan ee Degmadda Buurtinle ayaa Dhan 1512 Qoys iyadoo ay jirto Tiro kale oo Barakacayaal ahi.

 

Saalim

 

Allpuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa barakacayaasha ka hayaamay Koofurta Soomaaliya ka mamnuucay deegaanada Maamul goboleedka Puntland.

 

 

 

C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole, Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu Ciidamada ammaanka ee Puntland ku amray in lala wareego gaadiidkii sida dad barakacayal ah oo ka mid yimid Koofurta Soomaaliya, barakacayashaasina dib loogu celiyo deegaanada ay ka yimaadeen.

 

 

 

Faroole ayaa waxa uu sheegay in ammaan darida ka taagan deegaanada Maamulka Puntland ay ka dambeeyaan dadka barakacayasha ah, isagoo tilmaamay inay jiraan dad isku soo ekeysiiya barakacayaal dhibaatooyin ka gaysta deegaanada Maamulkaasi.

 

 

 

Madaxweyne Faroole ayaa waxa uu sheegay in Madaxa iyo dadka reer Puntland laga doonayo in marna aan ogolaan in dad barakacayaal ah lagu soo dhaweeyo deegaanada Puntland gaar ahaan kuwa ka yimaado Koofurta Soomaaliya, waxana uu tilmaamay in dadka ay saameysay abaarta looga baahanyahay inay dib ugu laabtaan bartamaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baladweyne oo uu sheegay in laga furi rabo Xerooyin barakacyaal ah.

 

 

 

Ugu dambeyn ayaa Faroole waxa uu sheegay in hogaamiyaha Al Shabaab uu dhaqaalo ku bixinayo burburka Maamulka Puntland, isagoo tilmaamay inay jiraan shaqsiyaad ka tirsan dadka reer Puntland o ku sugan Koofurta dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu xusay in dhaqaalo aan badneyn ku qaateen bur burinta Maamulka Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

What a bunch of ungrateful people, waa cajiib wallahi. If Puntland declares independence most should be expelled and a specific percentage should be allowed to work as maids.

 

Get the f out of Puntland then.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac we dont care about pl sxb idinka lee waaye 24 7 galmudug that usc that moryanism that, fadlan baroorta naga daaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this