Dr_Osman Posted April 28, 2012 Cabdiqeybdiid oo u sharaxan xilka Madaxnimada Maamulka Galmudug Updated:- 46 mins ago| 0 Commnets Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo hore Wasiir macdanta iyo biyaha ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya u soo noqday ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynenimada Galmudug. Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa hadalkaasi kaga dhaawaaqay koofurta Magaalada Galkacyo xili uu kulan la lahaa wax garad ka soo jeeda Beelaha ku abtirsado Maamulka Galmudug. Cabdiqeybdid ayaa balan qaaday hadii uu ku guuleesto xilka Madaxtinimada Galmugud in uu xooga saari doona siduu u balaarin lahaa Maamulka Galmudug iyo in uu ka shaqeeyo Amaanka deeganada Galmudug Maamulka Puntland ayuu sheegay Mr. Cabdiqeybdiid in uu la yeelan doono xiriir Wanaagsan oo derisnimo ah. Gen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa hore waxa uu igu mid ahaa qab qablayaashii Magaalada Muqdisho ugu caansanaa. Xaawo Cisman Nadiir Horseed Media-Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 28, 2012 his not bad guy abdiqeybdiid my dad is close friends with him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 28, 2012 Is he a better neighbour then Caalin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 28, 2012 abdiqaybdiid whatever u do dont unite with these Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 28, 2012 Dr_Osman;824088 wrote: his not bad guy abdiqeybdiid my dad is close friends with him lol...Just because your dad is friends with him you think he is a nice guy? Maryooleey mentality:D adigoo wax kale dhahana waan kaa sugayaa in few months. Abdi Qaybdiid waa nin dagaal, marka faanka iyo bakhbakhda Faroole iyo isaga la isku arkana dab iyo baasiin bay isku noqonayaan. Anigu ma qabo in Qaybdiid xilkaan qabto waayo, Faroolena caqli xumo ma daayo, Qaybdiidna dagaal ma deyn doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 28, 2012 Abwaan, Dr.osman ma wuxu raba 'warlord' uu jeebka wax ugu rido as neighbour. Amuu ka shaleeya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 28, 2012 Carafaat;824114 wrote: Abwaan, Dr.osman ma wuxu raba 'warlord' uu jeebka wax ugu rido as neighbour. Amuu ka shaleeya. Cusmaan warlord inuu dhalay isgaba maxaad ka ogtahay? Haddiiba uu aabihii Qaybdiid saaxiib la yahay:D Tolow waa kuma? Faroole himself? Darwiish? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 28, 2012 abahay warlord ma aha waa dadki hore he dont have any cuqdad. him n qeybdiid go back long time same wit silanyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 28, 2012 my prediction is being realized, I think Qaybdiid will win Galmudug presidential, but from his tone he seems to be sending a stick & carrot maseege to Ximan&xeeb and Puntland. but it will be a catastrophy if he tries to conquer xx by force. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 28, 2012 Mukalalooow, arimihii mudug faraha ma lasoo gashay? Aboow xamar, ximan ama xingalaloow naga joog. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 28, 2012 Carafaat;824123 wrote: Mukalalooow, arimihii mudug faraha ma lasoo gashay? Aboow xamar, ximan ama xingalaloow naga joog. Carafaadoow, aniga siyaasada soomaaliya meelna igama reebna, gobol walba waxbaa ii gala believe it or not. Caalin is a good guy, but clueless to be honest. This is Mudug it needs a real politician who can move it forward. but I don't think Qaybdiid is the answer, maybe Max'ed Caddow should have a go. Abwaanoow: What do you know about Indhacadde and ina cabdisalaan's proposal for greater TOLKA maamul goboleed, Do you think its feasable? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 28, 2012 Waawaree, mudug aad usii dhex gashay. Mar hadaa arimihii hoose iyo probosaladii hose kala taqanid. Aboow is jir nooh, they tend to be hot temperered and sometimes even explode. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 28, 2012 Mukulaalow;824127 wrote: Abwaanoow: What do you know about Indhacadde and ina cabdisalaan's proposal for greater TOLKA maamul goboleed, Do you think its feasable? it is not greater tolka, fikraddaan qurbaha ayay ka billaabatay khaasatan London, iyagana kama imaan. Iyagu qaabkii ay ula jaanqaadi lahaayeen bay ka baaraan-degayaan. I am hearing in Galmudug la rabo in la ballaariyo, from Matabaan to Ceel-Dheer, Caabudwaaq and all the way to Matabaan. Dadka Soomaaliyeed ee degaannadaas deganna ay qayb ka wada noqon doonaan. And who is Maxamed Caddoow? Ma C/llaahi caddow baad ka hadlaysaa? Do you think inuu rabo? Malaha fikirkiisa waxba kalama socotid, ninkaani Soomaali Weyn buu u fekeraa, qabiil iyo degaan ma galo. Mise waxaad isledahay beesha ragga ka socda ayuu ciriiri gelinayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 28, 2012 Abwaan;824139 wrote: it is not greater tolka, fikraddaan qurbaha ayay ka billaabatay khaasatan London, iyagana kama imaan. Iyagu qaabkii ay ula jaanqaadi lahaayeen bay ka baaraan-degayaan. I am hearing in Galmudug la rabo in la ballaariyo, from Matabaan to Ceel-Dheer, Caabudwaaq and all the way to Matabaan. Dadka Soomaaliyeed ee degaannadaas deganna ay qayb ka wada noqon doonaan. And who is Maxamed Caddoow? Ma C/llaahi caddow baad ka hadlaysaa? Do you think inuu rabo? Malaha fikirkiisa waxba kalama socotid, ninkaani Soomaali Weyn buu u fekeraa, qabiil iyo degaan ma galo. Mise waxaad isledahay beesha ragga ka socda ayuu ciriiri gelinayaa? haa Waa C/Lahi Cadow baan u jeedaa, waan ogahay inuu rabo somaliweyn laakiin laba goor buu ku guul darreystay marka ha isku dayo inuu jaranjarada hoos kasoo bilaabo, waakaa faroolaba loo wado federalka.. Its good hadii from Galkacyo to Matabaan hal maamul yeelaneyso, wax xunna ma aha in reer waliba danihiisa iyo amnigiisa maamusho, laakiin reerku waxay u baahanyihiin inay horboodaan rag waxgarad ah oo ka fakaraya maslaxadooda, I don't know about in C/salaan, but indhacadde & Qaybdiid ma aha mustaqbal fiican, thats why aan u leeyahay C/Lahi cadow iyo rag badanoo aan ku arkay ingriiska oo mutacallimiin ah waxna ka qabtay gudaha sida ninka la yiraahdo Kheyre Guutaale oo ah ragii aasaasay jaamacadda GU, ragaasoo kale in talada ay faraha lasoo galaan oo nimankan warlordyada aan markale talada lagu siideyn. Midda kale reerku wali xoogiisii iyo xiniinyihiisii xamar buu yaalaa, marka waa in ay dhistaan gobolkan ay hilmaameen asagaa mustaqbal u ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 28, 2012 Mukulaalow;824122 wrote: my prediction is being realized, I think Qaybdiid will win Galmudug presidential, but from his tone he seems to be sending a stick & carrot maseege to Ximan&xeeb and Puntland. but it will be a catastrophy if he tries to conquer xx by force. I was just about to write that. Quote Share this post Link to post Share on other sites