Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Military Tribunal Sentences 3 Soldier For Gross Mis-Conduct

Recommended Posts

Dr_Osman   

GAROOWE : Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun kala duwan ku ridey Askar ka tirsan Ciidanka Puntland

April 28, 2012 10:44 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor

 

 

Garoowe:-Maxkamada Ciidanka Puntland ayaa maanta xukun kala duwan ku riddey 3 Askari oo tirsan Ciidanka Puntland kuwaas lagu heley dambiyo kala duwan oo isugujira Kufsi, lunsasho qori iyo shaqo gudasho la’aan.

 

Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Ciidanka Puntland Cabdikariin Xasan Firdhiye ayaa waxa uu sharaxey magacyada Askarta, meelaha ay ka tirsan yihiin, dambiyada ay geleen iyo waliba inta lagu kala xukumey.

 

Maxamuud Cabdiraxmaan ciusmaan Boolis ka tirsan Saldhiga dhexe ee Garoowe waxaa lagu helay Kufsi waxaa lagu xukumey 7 sano oo xarig ah.

 

Axmed Daahir Buraale oo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaa Saldhiga dhexe ee Garoowe waxaa lagu heley shaqo gudasho la’aan waxaa lagu xukumey 2 sano oo xarig ah.

 

Aadan Cabdilaahi Guuleed Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland waxaana lagu soo eedeeyay in uu gatey qori ay Dawladdu leedahay waxaana lagu xukumey 1 sano oo xarig ah.

 

Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Ciidanka Cabdikariim waxa sheegay in baaritaan dheer la sameeyay oo la xaqiijiyay in dhamaman Askartan ay galeen dambiyada lagu xukumey.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Just because your puntland soldier doesn't mean you get away with impunity. Let this serve as a warning to all serving men and women that gross misconduct under the auspice of wearing the uniform will not be tolerated or accepted and you will be punished accordingly. The uniform or badge in the state doesn't give you the right to run wild!!! Me a Citizen, An IDP, a Resident, Interstate Traveler, a Foreigner all share the same rights under our constitution to be treated with respect, equality and humility.

 

Me and Xaji Xunjuf, JB, CHE, Rudy, Relentless may have differing opinions but we have the right in Puntland to express those opinions without fear of retialiation. There is an effective govt here

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this