Somalia Posted April 27, 2012 Thank God for Puntland I say Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada KMG C/samad Macalin Maxamuud Sheekh oo Madaxweyne Shariif Madax uga dhiga Gudiga TFG uga qayb galaya kulanka TFG iyo Soomaalind ayaa ah nin horey u cadeystey muuqufkiisa ku aadan aqoonsiga Soomaalilandda, Barnaamij ka baxay VOA laanteeda Soomaaliga ayaa wasirka wax laga waydiiyey Aqoonsiga Soomaalind raadineyso, wuxuuna ku jawaabay inuu intii araankiis ah ka caawinayo Soomaaliland iney hesho wxay isaga uga baahantahay. Barnaamijkaan waxaa la sameeyey intuusan shirkii London dhicain Warar hore oo Warbaahinta Puntlandi horey wax uga qortay ayaa cadeynayay in Soomaaliland ay faragalin ku sameysey soo magacaabida Gudiga, raga lasoo xulayna ay badankoodu ku yimaadeen rabitaanka Soomaaliland. Hadalkaan wasiirka ayaa fadeexad wayn ku noqonaysa magacaabida loo magacaabey inuu hormuud u ahaado wadahadalka dhex mari doona TFG iyo Somaliland, maadaama Wasiirka mowqifkiisu cad yahay, lana ogyahay hada waxa uu madasha shirka la tagayo. Wasiirku wuxuu cadeeyey hadalka uu siiyey VOA inuu diyaar u yahay inay Soomaaliland hesho Aqoonsi, waliba hadii isaga lawaydiin lahaa uu yeelilahaa, dhinaca kale waxaa cad in ay Soomaaliland iyagu dalbadee inuu Madaxweyne shariif kusoo daro gudiga ninkaan. Warar ay warbaahinta Puntlandi.com horey u heshey ayaa sheegayey in Soomaaliland ay iyagu soo xusheen inta badan ergooyinka Madaxweyne Shariif magacaabay. halkaan ka akhri warbixin aan horey uga qoray arintaas Hadalkaan uu wasiirku horey u yiri waa fadeexad iyo ceeb hor leh oo soo wajahdey shirka la qorsheynayay in looga wada hadlo mustaqbalka Soomaaliya. Hoos ka dhagayso hadakii wasiirka laga duubay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 27, 2012 AUDIO http://puntlandi.com/?p=31902 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 27, 2012 Aqoonsi cid rabto ma jirto. Waa la heshiiniya, wax aa ka qaban kartid ma jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 27, 2012 Carafaat;823744 wrote: Aqoonsi cid rabto ma jirto. Waa la heshiiniya, wax aa ka qaban kartid ma jirto. Jooji sheekada, Puntland again at the forefront of Somalinimo. Where are you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 27, 2012 Shirka Somaliland iyo TFG maaha shir aqoonsi looga wada hadlayyo. Cabdisamad hadduu u janjeero dhanka Somaliland wax shiddo ah ma laha, waxaana muhiim ah inaan la carqaladayn shirkan oo cariiqsiga laga daayo. Nimankani meel wax geyn maayaan, siday kusoo noqon lahaayeen yaan lagu dhibin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 27, 2012 Xiinfaniin, adeer been ha u sheegin reerka. Sidii daqada looga saari lahaa Faroole iyo Puntland ayaa lagu tashaniyaa adna waad la socotaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 27, 2012 Xiinfaaniin is right in the sense that this wasn't about recognition, but the man leading the delegation to represent Somalia in talks with its region known as Somaliland surely can't hold views like these. It's a good thing the talks failed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 27, 2012 Somalia;823745 wrote: Jooji sheekada, Puntland again at the forefront of Somalinimo. Where are you? Somalinimo has nothing to do with politics iyo dal anu wada ahaano dabeedna aynu is dilno union 1960 1991 failed it destroyed both Somaliland and Somalia no person will make that mistake ever again, Adisamad Macalin knows inanay Somalia waxba ka xumanayn if Somaliland is recognized. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 27, 2012 Somalinimo ayee u arkaan isku dirka Somalida. Iminka waxa la arkay dadka kasoo horjeedo wada hadalka Somaliyeed. Even Xiin is a shamed of Faroole's politics. But his hands are tight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 27, 2012 Carafaat;823766 wrote: Somalinimo ayee u arkaan isku dirka Somalida. Iminka waxa la arkay dadka kasoo horjeedo wada hadalka Somaliyeed. Even Xiin is a shamed of Faroole's politics. But his hands are tight. Somalinimo waxaa loo arkaa in Soomaaliya kala go'in, maybe with your convoluted logic it means something else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 27, 2012 Somalia;823767 wrote: Somalinimo waxaa loo arkaa in Soomaaliya kala go'in, maybe with your convoluted logic it means something else. what are the odds one of his personalities will understand this particular post:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 27, 2012 How can an individual working for soon to be extinct tfg recognize a region of Somalia as a separate country? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Relentless Posted April 27, 2012 listen and learn children: what will happen next is this.... Somalian Government: "we except the conditions of Somalilands request on the basis that article 6 of the london conference which states that Somaliland and the TFG must talk about their futures, therefore we have removed the other (pirates) from the meeting between the two parties".... now watch and see.. Quote Share this post Link to post Share on other sites