Dr_Osman Posted April 27, 2012 Wasaaradda Kaluumaysiga oo Mashaaric ka hirgelisay degmada EYL April 27, 2012 // Warar Somaali Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Puntland ayaa howlo mashaaric ah ka hirgelinaysa degmada EYL ee gobolka Nugaal oo kamid ah degaan xeebeedyada Puntland. Agaasimaha Wasaaradda Kaluumaysiga C/waaxid Xirsi Joocaar iyo wefdi ka socda Hay’ado dhinaca horumarinta kaluumaysiga Puntland ayaa ku sugan degmada EYL. Mr.Joocaar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in mashaaricda kamid tahay qaboojiye loogu talagalay in lagu keydiyo kaluunka ay Badwaynta kasoo qabsadaan Kaluumaysatada. Agaasimaha ayaa intaas raaciyey in mashaaricdaas ay ku baxayaan lacag ku dhow $1.5-milyan oo doolar. Dhinaca kale wuxuu sheegay in Wasaaradda ay ku howlan tahay sidii mashaaric kale uga hirgelin lahayn degaan xeebeedyada Puntland. Kaluumaysatada Puntland ayaa inta badan ku dhaliila Wasaaradda in aysan wax u qaban iyadoo ay dhibaatooyin kala kulmaan Ciidamada Shisheeye ku sugan xeebaha Soomaaliya markii ay soo kaluumaysanayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 27, 2012 thanks osman for the update. excellent news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted April 28, 2012 My first beach house in Somalia will be in Eyl, can't wait~ you guys are welcome to visit by boat via my private harbor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted April 28, 2012 This is why we cant be part of Puntland...They use our business men to boost their economy and take all the investment in their enclave.. Reerkan wax lama qaibsado .. Somalilanders are better option if i had to choose between the two... Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 28, 2012 xiimaaya;823971 wrote: This is why we cant be part of Puntland...They use our business men to boost their economy and take all the investment in their enclave.. Reerkan wax lama qaibsado .. Somalilanders are better option if i had to choose between the two... :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted April 28, 2012 Sharif is quoted in saying I never had a proper sleep in decades after one morning in Garowe during his recent visit~ You just can't help Puntland is peaceful and peace attracts prosperity. Quote Share this post Link to post Share on other sites