Dr_Osman Posted April 27, 2012 Cali Dheere “Dhowaan Al-Shabaab Talada Puntland ayay la wareegeysaa (Dhageyso) Afhayeenka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Andulus ee ku hadasho afka Kooxda Al-Shabaab waxa uu sheegay in dhowaan ay la wareegi doonaan Maamulka Puntland. Cali Dheere ayaa ugu hanjabay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole in dhowaan Shabaabka ay talada kala wareegi doonaan. Sidoo kale Afhayeenka Al-Shabaab ayaa sheegay in ay qorshaha ugu jirto sidoo ay u gaari lahaayeen dhamaan deeganada Puntland. Hadalka Afhayeenka Al-Shabaab ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo Buuraha Golis ay ku suganyihiin dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Cali Dheere ayaa ku faanay in Al-Shabab ay awood u leeyihiin in ay isku qeybiyaan Koofur iyo Bari oo uu ule jeeday Deeganada Puntland. Dhowaan ayay eheed markii Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu sheegay in Ciidamada Al-Shabaab ay u soo guureen Deegaanada Puntland gaar ahaan Buuraha Golis. Xaawo Cisman Nadiir Horseed Media-Muqdisho Dhageyso Codka Cali Dheere http://horseedmedia.net/2012/04/27/cali-dheere-dhowaan-al-shabaab-talada-puntland-ayay-la-wareegeysaa-dhageyso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 27, 2012 4-6 Helicopters 2 An26 military aircrafts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 27, 2012 The whole might of puntland will be unleashed on anyone who dares undermine the state.Waxba yaan loola harin cadowga dalka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 27, 2012 Puntland Stealth plane Puntland ICBMs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 27, 2012 Puntland submarine Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 27, 2012 Puntland Storm troopers Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 27, 2012 Somalidu wa iska hadlan or as relentless says 'hot air' I think CHE once said "office workers doing part time military parades" wa iga qosolsiyay cuz were not going to battlefields were just always doing parades. So let me be so I can attack ALI DHEERE WITH PARADES Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 27, 2012 Dotoore waxaad hilmaantay Puntland long range missiles Puntland aircraf carrier, USS Abdullahi Yusuf Iskushuban nuclear reactor Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 27, 2012 Ali dheere the only person that rules in Bosaso is the governor Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 27, 2012 The AN26S are confirmed in Puntland whether you want to accept it or not and there is reports of helicopters in Bosaso that belong to the marines. Garoonka maamulkiisa ma hoostago wasaaradda duulista ee Puntland, sidoo kalana waxba lagama oga hawlaha ay Saracen ku qabato garoonka. Waxaa la sheegay in diyaarado nooca helicopter-ka ay habeenkii ku soo degaan garoonka, isla markaana ciidamo hubeysan ay ku sugan yihiin garoonka. Plus Farole said noone in Somalia or even amisom has air-assets. He wouldn't of used the term 'air assets' if he only had planes he has a mix of air-capabilities which include helicopters thats why he used the term 'air assets'. Below is the quote No other force in Somalia, including the Mogadishu-based central government or African Union peacekeepers, has air assets. As for the Long-range missiles, ICBMS, and all those goodies will come once the oil production begins. The first thing on the shopping items is security as cade muse said When I asked the president, Mohamoud Musa Hirsi, what he would do with revenue from future oil production, he replied: “ Spend it on security .” That is because oil will very likely lead to another civil war Alla somalida dhib jecela runta neceba, waxaa soo socoto uma jeedan weli. Illahi ba idin maqan!!!! Puntland tashatay. When farole said he had air assets that means a mixed assortment of helicopters and military planes. If he had only one sort of it he wouldn't of said that. Daandaansi iyo indha tiris meel idin ma geynayso Quote Share this post Link to post Share on other sites