Sign in to follow this  
Dr_Osman

Coward Shabab Spokeman Ali Dheere Threatens Shabab Will Be Taking Over Puntland Soon

Recommended Posts

Dr_Osman   

sheekh-cali-dheere-300x225.jpg

 

Cali Dheere “Dhowaan Al-Shabaab Talada Puntland ayay la wareegeysaa (Dhageyso)

 

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Andulus ee ku hadasho afka Kooxda Al-Shabaab waxa uu sheegay in dhowaan ay la wareegi doonaan Maamulka Puntland.

 

Cali Dheere ayaa ugu hanjabay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole in dhowaan Shabaabka ay talada kala wareegi doonaan.

 

Sidoo kale Afhayeenka Al-Shabaab ayaa sheegay in ay qorshaha ugu jirto sidoo ay u gaari lahaayeen dhamaan deeganada Puntland.

 

Hadalka Afhayeenka Al-Shabaab ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo Buuraha Golis ay ku suganyihiin dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

 

Cali Dheere ayaa ku faanay in Al-Shabab ay awood u leeyihiin in ay isku qeybiyaan Koofur iyo Bari oo uu ule jeeday Deeganada Puntland.

 

Dhowaan ayay eheed markii Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu sheegay in Ciidamada Al-Shabaab ay u soo guureen Deegaanada Puntland gaar ahaan Buuraha Golis.

 

Xaawo Cisman Nadiir

Horseed Media-Muqdisho

 

Dhageyso Codka Cali Dheere

http://horseedmedia.net/2012/04/27/cali-dheere-dhowaan-al-shabaab-talada-puntland-ayay-la-wareegeysaa-dhageyso/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The whole might of puntland will be unleashed on anyone who dares undermine the state.Waxba yaan loola harin cadowga dalka

16.jpg

images?q=tbn:ANd9GcSY7_7pcMEpH6ByAct5fh-

images?q=tbn:ANd9GcRVPUFUEaJ7flfVs7EKYvg

DEKADA-3.jpg

Anti_Piracy_Boats_in_Bosaso.jpg

scaled.php?server=94&filename=plandmarin

IMG_0146.JPG

IMG_0156.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somalidu wa iska hadlan or as relentless says 'hot air'

83.jpg

IMG_0148.JPG

6663207211_f3566d7b26.jpg

 

I think CHE once said "office workers doing part time military parades" wa iga qosolsiyay cuz were not going to battlefields were just always doing parades. So let me be so I can attack ALI DHEERE WITH PARADES

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dotoore waxaad hilmaantay

 

Puntland long range missiles

india_missile_success_0419.jpg?w=600&h=4

 

 

Puntland aircraf carrier, USS Abdullahi Yusuf

aircraft_carrier.jpg

 

 

Iskushuban nuclear reactor

99697-004-DA347454.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The AN26S are confirmed in Puntland whether you want to accept it or not and there is reports of helicopters in Bosaso that belong to the marines.

Garoonka maamulkiisa ma hoostago wasaaradda duulista ee Puntland, sidoo kalana waxba lagama oga hawlaha ay Saracen ku qabato garoonka. Waxaa la sheegay in diyaarado nooca
helicopter-ka
ay habeenkii ku soo degaan garoonka, isla markaana ciidamo hubeysan ay ku sugan yihiin garoonka.

Plus Farole said noone in Somalia or even amisom has air-assets. He wouldn't of used the term 'air assets' if he only had planes he has a mix of air-capabilities which include helicopters thats why he used the term 'air assets'. Below is the quote

 

No other force in Somalia, including the Mogadishu-based central government or African Union peacekeepers, has air assets.

As for the Long-range missiles, ICBMS, and all those goodies will come once the oil production begins. The first thing on the shopping items is security as cade muse said

 

When I asked the president, Mohamoud Musa Hirsi, what he would do with revenue from future oil production, he replied: “
Spend it on security
.” That is because oil will very likely lead to another civil war

Alla somalida dhib jecela runta neceba, waxaa soo socoto uma jeedan weli. Illahi ba idin maqan!!!! Puntland tashatay. When farole said he had air assets that means a mixed assortment of helicopters and military planes. If he had only one sort of it he wouldn't of said that. Daandaansi iyo indha tiris meel idin ma geynayso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this