Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President Sheikh Sharif says he is not happy with the new constitution

Recommended Posts

Madaxweyne Shariif oo Markii ugu Horeysay Shaaca Ka Qaaday ‘Inuusan Ku Qanacsaneyn’ Dastuurka Qabyo Qoraalka (Faahfaahin)

 

Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

 

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay dastuurka qabyo qoraalka ee lagu wado in dhowaan lagu ansixiyo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isaga uusan ku qancin dastuurka cusub uuna la qabo sida dad badan uga qeyliyeen.

“Waxaanla qaba sida dad badan u sheegeen in waxyaabo badan oo aan wanaagsaneyn ay ku jiraan dastuurka.” ayuu yiri madaxweyne Shariif oo sheegay inuu rajeynayo in wax laga bedelo dastuurka cusub.

Shariif wuxuu kaloo intaa ku daray in walaaciisa ku aadan qodobada dastuurka ee dhaliilaha loo yeelay uu u gudbiyey hay’adaha ku shaqada leh isagoo muujiyey in dib loo eegi doono.

“Dad badan siday u tilmaameen waxaa jira waxyaabo badan oo aan habooneyn oo ku jira laakiin in dib loo fiiriyo ayaan rajeyneynaa” ayuu yiri.

Hadalka madaxweynaha ayaa ku soo beegmay xilli maalin ka hor uu raysul wasaare C/weli Gaas oo wareysi siiyey idaacadda VOA uu sheegay in dastuurka uusan lahayn dhaliil isagoo dadka diidan dastuurkana ku tilmaamay inaysan waxba akhrin oo ay rabaan inay dastuurka “isbaaro u dhigtaa”.

Khilaaf ka taagan ergooyinka dhaqanka

Madaxweyne Shariif ayaa warar hoose waxay sheegayaan inuusan ku qanacsaneyn qaabka loo wado qorshaha roadmap-ka ee la qorsheeyey in looga gudbo marxalada kumeel gaarka kaasoo uu horseed ka yahay raysul wasaaraha.

Waxaana arimahan ay imaanayaan xilli xulista ergooyinka dhaqanka ee 135 ka kooban la isku maandhaafay ka dib markii raysul wasaaruhu amray in la bedelo qaar ka mid ah taageerayaasha Madaxweyne Shariif (Aala Sheekh) oo lagu soo buuxiyey liiska ergooyinka beelaha Mogadisho ee loo soo xulay diyaarinta golaha cusub ee dastuuriga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

His anti-peace advisors are at it again.

 

Waxaanla qaba
sida dad badan u sheegeen
in waxyaabo badan oo aan wanaagsaneyn ay ku jiraan dastuurka.

Why don't Somali journalists do their job and ask him which part he's talking about? The truth is, he doesn't know cause he hasn't read it. Waa cajiib wallahi, 2012 and these are the people leading us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This one is BASED on the 1960s one with amendments in relation to federalism only. It's 90% based on the one from the 1960s.

 

Wallahi waa cajiib, these people don't know anything. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

If this is true then Sharif has made a bad judgement. Why on earth make something like this public? It's just counterproductive. Like Che said, they have no alternative.

Share this post


Link to post
Share on other sites

no point of constitution without securing Somalia first, you jumping the gun my somalians. Secure the country, build an army, solidify then write up a constitution then put it to a national referendum like a civilised state. Im gonna write a constitution while i hide behind burundian tanks is the wrong strategy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this