Dr_Osman Posted April 26, 2012 XOG: Shidaal Baaristii Dooxada Dharoor oo Natiijadii Laga Gaaray Dhowaan La Shaacin Doono Comments (20) | Write Comment Boosaaso (RBC) Warar ku dhow saraakiisha shirkadda African Oil Corporation oo masuul ka ah hawlaha shidaal baarista Puntland ayaa muujinaya in natiijo macquul ah laga heley dooxada Dharoor ee gobolka Bari oo bishii Janaayo laga bilaabay baarista shidaalka. Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegaya in qodista ceelka “Shabeel 1″ ee dooxadaDharoor uu hadda gaaraya in ka badan 2703 meters taasoo u dhiganta 80% intii ceelkaasi laga qodi lahaa. Waxaana illaa hadda la arkay gaaskad dabiiciga ah iyo togag biyo ah. Laaiin qodista ayaa socotay iyadoo loo gudbay qeybta shidaalka oo ah waxa la raadinayo. Mid ka mid ah dadka gacanta ku haya hawsha shidaal baarista oo Raxanreeb ay la hadashay ayaa ku gaabsaday in waqti dhow la shaacin doono natiijada ceelka Dharoor oo u muuqda in lagu guuleystay. War saxaafadeed bishan April 11, 2012 ay soo saartay shirkadda African Oil oo iska leh saamigaugu badan ee heshiiska shidaal baarista ayey ku xaqiijisay inay gaartay illaa 2703 meters iyadoo xaqiijisay in waqti dhow maamulka Puntland iyo shirkadda si wadajir ah u xaqiijin doonaan natiijada la gaaray. African Oil waxay kaloo war saxaafadeedkeeda ku sheegtay in marka uu dhamaado qodista ceelkan inay u u guureyso ceelka labaad ee” Shabeel 2 waqooyi” halkaasoo shaqo dhisme ah hadda ay ka socoto. Saraakiisha Puntland oo aan la hadalnay waxay sheegeen inaysan rabin in natiijada soo bixi doonta usbuucyo gudahood ay ka hor dhacaan maadaama aan la gaarin gabagabadii iyo ku dhawaaqista. Natiijadaceelka Dharoor ayaa haddii si rasmi ah loogu dhawaaqo waxay noqoneysaa markii ugu horeysay taariikhda oo shidaal ka soo baxa ciida Soomaaliya bannaanka yimaado taasoo la rumeysan yahay inay wax ka bedeli karto xaalada dhaqaale ee dadka. RBC Radio Xafiiska wararka Nairobi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 26, 2012 It's happening in the beginning of May. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 26, 2012 Here comes the money (Here we go)(Money talks) Here comes the money Money, money, money, money, money Dollar, dollar Dollar, dollar Ching ching Bling bling Cut the Chatter You ain't talking money Then your talking don't matter Ching ching Bling bling Patting pockets You make a dollar dollar Can't a damn so stop it Stop it Here comes the new kid on the block Hold all your bets here's where the buck stops See first of all I am stepping out on my own Bout time I elevated to claim my own throne Success in my blood Call it home grown Pores reeking testosterone Power and money got me crazy, cocky Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted April 26, 2012 Everyday that passes one more positive sign comes to light, lets praise the lord and say Alhamdulilah. It's a blessing and will transform the lives of many Somalis insha'allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted April 27, 2012 Patiently waiting.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 27, 2012 ma an maalno miyee hasheena a pie in the sky....keep dream CCs!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Moorudio Posted April 27, 2012 haha someone is jealous Quote Share this post Link to post Share on other sites