Jacaylbaro Posted April 26, 2012 Waa 1975, in yar dabadeed, markii farta Somaliyeed la qoray. Gabadh ayaa fasalka macalin ka ah. Waqtigaas labiska hablaha Somaliyeed aad ayay u shidnaayeen, may jirin shalmad iyo wax wayn oo la huwado. Meelaha qaar surwaal ayay dumarku dugsiyada ku aadi jireen. Fasalka mid arday wayn ah marka loo eego ardayda kale ayaa fadhiya. Macalimadii sida ay casharka u sharaxaysay ayay markaliya aragtay ardaygan Ninka wayn ah ee islamaqan ee ruuxdiisii la qaatay. Waxaaba uu eegayaa bartaa xabadkeeda oo casharo kale looga dhigayaa. Mar kaliya ayay macalimadii joojisay casharkii deetana inta ay xagiisa u soo dhaqaaday ayay inta ay soo qabatay silis yar oo ay xidhnayd oo Carrabka hore Siliska diyaarad kulahaa ayay tidhi “ma kan (Diyaradan) ayaad eegaysan”. Ardaygii isaga oo naxsan ayuu kuyidhi “mayee walaahi garoonka ay ka kacayso diyaaradu”. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 26, 2012 lol wax walan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted April 26, 2012 hahaha rageedi Quote Share this post Link to post Share on other sites