Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Arday Vs Macallimad

Recommended Posts

Waa 1975, in yar dabadeed, markii farta Somaliyeed la qoray. Gabadh ayaa fasalka macalin ka ah. Waqtigaas labiska hablaha Somaliyeed aad ayay u shidnaayeen, may jirin shalmad iyo wax wayn oo la huwado. Meelaha qaar surwaal ayay dumarku dugsiyada ku aadi jireen.

 

Fasalka mid arday wayn ah marka loo eego ardayda kale ayaa fadhiya. Macalimadii sida ay casharka u sharaxaysay ayay markaliya aragtay ardaygan Ninka wayn ah ee islamaqan ee ruuxdiisii la qaatay. Waxaaba uu eegayaa bartaa xabadkeeda oo casharo kale looga dhigayaa.

 

Mar kaliya ayay macalimadii joojisay casharkii deetana inta ay xagiisa u soo dhaqaaday ayay inta ay soo qabatay silis yar oo ay xidhnayd oo Carrabka hore Siliska diyaarad kulahaa ayay tidhi “ma kan (Diyaradan) ayaad eegaysan”. Ardaygii isaga oo naxsan ayuu kuyidhi “mayee walaahi garoonka ay ka kacayso diyaaradu”. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this