Sign in to follow this  
Dr_Osman

Private School Thugs Trying To Destablize Puntland's Centralized Quality Based Education

Recommended Posts

Dr_Osman   

Sir ka fakatey Daladda Waxbarashada PEN

25 Apr 25, 2012 - 3:06:55 AM

GAROWE ONLINE

Dalada Waxbarshada Ahliga ee Somalia PEN ayaa warqad sir ah oo laga helay waxay soo gaartey xafiiska Garowe Online waxana waqadaasi lagu kicinayaa ardeyda waxkabarta iskulaadka Puntland ,waalidiintooda iyo weliba macalimiinta iyo maamulayaasha xarumaha waxbarasho.

Muhiimada qoraalkan ayaa la sheegey in uu salka ku hayo dagaal ay Dalladuhu ugu jiraan in meel mariyaan shahaadooyin u gaaraah tasoo ku lid ah Shahaadada guud ee Wasaaradda waxbarashada Puntland

Dhanka kalena qoraal ayaa xanbaarsan abaabul kacdoona oo aya sameeyaan Ardeyda iyo Waalidiinta dugsiyada sare ee xidhiidhka la wadaaga Dallada Waxabarashada Puntland ee loo yaqaano PEN.

Heshiiska DF Somalia ayaa qeexaya in Puntland u madax banaan tahay arrimeheeda gaarka sida amaanka ,waxbarashada ,caafimaadka iyo horumarinta adeegyadeeda.waxana Daladani ay ka jirtaa meelo farababadan Somalia ,iyadoona dhacdey in suuqa madow laga soo sameystey shahaadooyinkeeda.

Dowladda Puntland ee Somalia ayaa waxa dhamaan hoostaga iskuulaadka waxbarasho ee Puntland ka jira,waana mida ay doonayso daladu inay ka madaxbanaanaato wasaarada,waxana la filayaa dhowaan in dowladdu ka soo saarto war daladan oo kicin iyo khal-khal gelisey ardeyda gaar ahaan kuwa sanadkii ugu danbeeyey ku jira heerkooda waxbarasho

KU.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

You cowards will not infilitrate and pollute the quality education in Puntland that has been achieved over the past 5 years. Puntland students are 100 years ahead of other somalis because of good education policies. Get your act together enemies of the state you will not achieve nothing get out and go pollute your own low standard education systems. ALLA CADOW BADAN BAY LEE DAHAY PUNTLAND

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;822784 wrote:

i have a theory and im being real..no joke. seriously. The water supply in Bari is seriously contaminated with mind altering substances. Because lets be honoust one is understandable but when they all crazy its not a coincidence. hahaha

Share this post

Link to post
Share on other sites

Relentless;823940 wrote:
i have a theory and im being real..no joke. seriously. The water supply in Bari is seriously contaminated with mind altering substances. Because lets be honoust one is understandable but when they all crazy its not a coincidence. hahaha

the side effect of the green leaf. hahahaha lol :cool:

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this