Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland's Woman Lobby President Visits Towns in Sool And Gets A Hero's Welcome. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

QOrshe_1.jpg

 

Faiza Cartan oo Booqatay Sool

25 Apr 25, 2012 - 2:12:49 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Guddoomiyaha ururka haweenka Puntland ee UK Faiza Cartan Boos oo ka mid ahayd qurba joogtii ka qayb-gashay ansixintii Dastuurka Puntland ayaa waxay ka warbixsay socdaalkeedi ay dalka ku timid iyo safaro ay ku tegatay deegaano ka mid ah gobolka Sool.

 

Faaiso oo la hadashay Radio Garoowe ayaa sheegtay in tegtay deegaanada ay ka mid yihiin Karin Dabaylweyn,Qoriley,Dalyare,Gambadhe,Laascaanood,waxayna sheegtay inay tuulooyinka Qoriley,iyo Karin-Dabaylweyn ay aad ugu mahad celinayaanDawladda Puntland oo Schoolo halkaasi ka hirgelisay.

 

Dhanka beeraha ayay ku amaantay deegaanka Dalyare oo ay xustay in haddii wax la taro ay horumar balaaran ay gaadhayaan,lakiin waxay xustay inay adeegyada caafimaadka iyo dugsiga sare u baahanyihiin in laga taageero.

 

Qurba-Joogta ayay ku boorisay inay siyaasadda ay faraha kala baxaan oo ay u soo jeestaan inay dalkooda horumariyaan,waxayna sheegatay in dalku uusan u baahanayn dagaal iyo barakicin horleh,taas bedelkeedana ay u baahanyihiin in laga fakaro mustaqbalka caruurtooda.

 

Halkan ka dhagayso Faa'iso oo uu waraystey Cabdiqani Irbad

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Guddomiyaha_Haweenka_Puntland_UK_oo_Sool_Booqtay.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this