kingofkings Posted April 24, 2012 Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka furantay Maxkamadeynta Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buur-Madow oo mudo 40 cisho ka hor laga qabtay Garoonka diyaaaradaha Hargeysa xili uu soo dagayay. Dhageysiga dacwada loo heysto Boqor Buur Madow ayaa saakay ka bilaabatay Maxkamadda Gobolka Hargeysa, iyadoo laga hor aqriyay eedeymaha lagu soo oogay Boqor Buur-Madow oo ay ka mid ahaayeen inuu qal qal gelinayay nabadgelyada, iska hor keen shacabka iyo Hey’adahana Dowladda iyo eedeymo kale oo ka dhan ah maamulka Somaliland. Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa C/rashiid Duraan ayaa aqriyay eedeyntii loo jeediyay Boqorka oo ay ugu weyneyd barobagaan dhinaca nabadgelyada ah oo la sheegay inuu ka dhex abuurayay shacabka Somaliland, waxayna arintaasi dood iyo buuq fara badan ka dhex dhalisay Qareenadii difaacayay Eedeysanaha iyo Xeer Ilaalinta. Dood kulul oo ku sigatay gacan ka hadal ayaa dhex martay qareenadii u doodayay iyo xeer ilaalinta ayaa sababtay in dib loo dhigo dacwadiisa, dibna loogu celiyo xabsigii uu ku jiray. Maamulka Somaliland ayaa eedeymo iyo cambaareyn uga imaaneysay hey’addaha u dooda xaquuqdda aadanaha, iyadoo lagu eedeeyay ineysan maxkamad soo taagin dad uu ka mid yahay Boqor Buur-Madow iyo shaqsiyaad kale oo loo xeray arrimo Siyaasadeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 24, 2012 siilaanyo, the "toothless afweyne", needs to free SL King. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 25, 2012 Start Free the King FB page..loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 25, 2012 Start a CAUSE .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted April 25, 2012 LOL. Love these cyber warriors. He and others have real people advocating on their behalf on the ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted April 25, 2012 Sadly, the courts of law seem to be one of the weakest areas in SL and need urgent work. If the King is innocent, I truly hope justice prevails and he's let out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 25, 2012 If he is not ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted April 25, 2012 ^^ Dee that's to be proven in the court case (hopefully). But from what I read, they don't really seem to have a strong case. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 25, 2012 No one even knows what he's tried for but he released this mix tape. http://www.youtube.com/watch?v=BZk4GsGdQnM Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 27, 2012 Somalia;822837 wrote: No one even knows what he's tried for but he released this mix tape. http://www.youtube.com/watch?v=BZk4GsGdQnM sweet freedom is for everyone. free the good King. Quote Share this post Link to post Share on other sites