Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2012 Galmudug oo soo bandhigtay qorsho lagu balaarinayo Maamulkaasi SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 24, 2012 COMMENTS OFF Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Maamulka Galmudug State ayaa soo bandhigay qorshe lagu ballaarinayo Maamulkaasi ka hor bisha August. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamanka Maamulka Galmudug Cooke Xaashi C/raxmaan oo la hadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay socdaan qorshayaal la doonayo Maamulka Galmudug lagu gaarsiinayo gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, maadama sida uu tilmaamay magaca Galmudug uu kulmiyo gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa shegay in iminka ay kullamo la leeyihiin siyaasiyiin, waxgarad iyo Culumaa’udiin kasoo jeeda gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya islamarkaana ay ka wada hadalayaa sidii loo gaarsiin lahaa gobolada dhexe Maamulka Galmudug ka hor bisha August oo dhacaysa doorashada Maamulka Galmudug. Cooke Xaashi ayaa waxa uu sheegay in beelaha daga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ay isku afgarteen in Maamulka la gaarsiiyo gobolada dhexe ee Soomaaliya. Hadalkaani ayaa waxa uu imaanayaa xilli deegaannada Maamulka Galmudug loogu diyaar garoobayo doorashada Madaxtinimo ee Maamulkaasi, maadaama uu xilka kasii dhamaanayo Madaxweynaha Maamulka Max’ed Axmed Caalin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 24, 2012 It will always remain a xafad and no threat to Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2012 ^ Their capital is galkacyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 24, 2012 Xaaji Xunjuf;822467 wrote: ^ Their capital is galkacyo If it was they'd control the city including its infrastructure like airport and checkpoints. I wonder why they don't... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 24, 2012 Somalia;822468 wrote: If it was they'd control the city including its infrastructure like airport and checkpoints. I wonder why they don't... lol...Somalia, ma qax baad haddana u xiistay...Nabadaa naas la nuugo leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 24, 2012 Abwaan;822471 wrote: lol...Somalia, ma qax baad haddana u xiistay...Nabadaa naas la nuugo leh. Are you from Galkacyo as well, like General Duke you don't like my comments regarding the city do you? I should stop :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 24, 2012 ..maadama sida uu tilmaamay magaca Galmudug uu kulmiyo gobolada Mudug iyo Galgaduud .. This is troubling since expansion south means wiping Ximan & Xeeb off the map which will not be accepted by them. This has been tried by Galmudug several times before and it ended up on bloody clan wars in Galinsoor, Hobyo and xarardheer. Not a good idea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 24, 2012 THERE IS ONE MAN IN GALMUDUG WAY Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 24, 2012 It is not a bad thing if Galmudug expands within an agreed principles with regards to relevant parties. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 24, 2012 Taleexi;822487 wrote: It is not a bad thing if Galmudug expands within an agreed principles with regards to relevant parties. how could that be good?. expansion mean stepping on puntland's toe or Ximan&Xeeb's. A recipient for unrest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 24, 2012 Do you have problem deciphering the written word? I said " withing an agreed principles with regards to relevant parties" I mean if Ximan & Xeeb iyo Galgaduud u arkaan to unite with Galmudug I see no problem with that.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 24, 2012 Taleexi;822494 wrote: Do you have problem deciphering the written word? I said " withing an agreed principles with regards to relevant parties" I mean if Ximan & Xeeb iyo Galgaduud u arkaan to unite with Galmudug I see no problem with that.... Then you don't call that expansion, but its called "MERGE". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 24, 2012 war kan Boosaasaa madax martay. hey Dotoore, the topic is about galmudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2012 Dr osman why would the Prime Minister of Somalia want to live in some meel qalalan oo kuleyl badan oo dad gubtay ku noolyihin.While Mogadishu's weather is very tropical oo wa meel aad u hawo wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites