Liibaan Posted April 24, 2012 Pics: PM CabdiWali Cali Gaas oo Qado Sharafeed u Sameeyey Wafuuda Wasiirada & Garaadada Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia ee Soo Gaadhay Caasimada Mogadishu R/wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Gaas ayaa qado sharafeed is barasho ah u sameeyey waftid Wufuuda Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia ee Ka Socda Golaha Wasiirada Iyo Golaha Sare ee dhaqanka ee Khaatum taas oo ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Qado sharaftan waxa ay ahayd isbarasho kaliya mana jrin wax hadalo siyaasadeed ah oo laga hadlay iyada oo dib loo dhigy R/wasaraha Soomaaliya ayaa Isimadda u sheegay in uu ku soo dhaweynayo Muqdisho isla markaasna uu aad ugu faraxsan yahay in ay isbartaan oo ay wada qadeeyaan, waxana uu R/wasaaruhu sheegay in loo baahan yahay in xiliga kala guurta ah ay Isimadda soomaaliyeed meel wanaagsan wax isla meel dhigaan Abdiqani Makhtal Maxamed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 24, 2012 Mashallah Puntland officals caadi ma'aha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 24, 2012 Somalia;822470 wrote: Mashallah Puntland officals caadi ma'aha :mad: you mean Xpuntland officials. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2012 Non of those garaads are in support of the Garowe clan enclave:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 24, 2012 R/Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Cali Gaas oo Qado Sharafeed u Sameeyey Golaha Wasiirada KHaatumo State Iyo Golaha Sare ee Dhaqanka Khaatumo State ( Sawirro) April 24, 2012 | RealTaleex.com R/wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Gaas ayaa qado sharafeed is barasho ah u sameeyey waftid Golaha Sare ee dhaqanka ee Khaatum taas oo ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Qado sharaftan waxa ay ahayd isbarasho kaliya mana jrin wax hadalo siyaasadeed ah oo laga hadlay iyada oo dib loo dhigy R/wasaraha Soomaaliya ayaa Isimadda u sheegay in uu ku soo dhaweynayo Muqdisho isla markaasna uu aad ugu faraxsan yahay in ay isbartaan oo ay wada qadeeyaan, waxana uu R/wasaaruhu sheegay in loo baahan yahay in xiliga kala guurta ah ay Isimadda soomaaliyeed meel wanaagsan wax isla meel dhigaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 24, 2012 I thought he was the bad guy? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 24, 2012 Mukulaalow;822477 wrote: :mad: you mean Xpuntland officials. Quote Share this post Link to post Share on other sites