Somalia Posted April 24, 2012 Gobolka Minnesota waxaa ka dhacay kulan weyn oo ay isugu yimaadeen Soomaalida degan Minnesota gaar ahaan Soomaalida kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka. Kulanka waxaa looga hadlayay aayatiinka gobolada Jubbooyinka. Shirka waxaa soo qabanqaabiyay Col. Abdullahi Ciilmooge Xirsi oo ah gudoomiyaha jaaliyada Jubbooyinka ee North America. Waxaa laga hadlay baahida loo qabo in maamul-goboleed loo sameeyo gobolada Jubbooyinka. Col. Abdullahi Ciilmooge wuxuu dadweynihii yimid u sheegay in uusan jirin maamul-goboleed matala dadka degan deegaanka. Wuxuu ka hadlay shirkii ka dhacay London. Wuxuu tilmaamay in aanan kulankaas lagu matalin dadka degan Jubbooyinka inkastoo la sheego in uu jiro maamul. Col. Abdullahi wuxuu dadka dareensiiyay baahida loo qabo in la dhiso maamul matala dadka degan jubbooyinka. Wuxuu ka codsaday in ay bilaabaan dhexdana u xirtaan sidii lagu dhisi lahaa maamulkaas. Waxaa telephone kusoo hadlay oo fikirka la qaba Col. Ciilmooge, gudoomiyaha ururka Raaskaambooni Sh. Axmed Madoobe oo hadda dagaal adag kula jira kooxda Al Shabaab oo hadda gacanta ku haysa inta badan gobolada Jubbooyinka. Wuxuu Sh. Axmed u sheegay dadkii dhageysanayay in uu taageerayo maamul fiican oo ay dadka sameystaan oo ay ku qanacsanyihiin. Col. Ciilmooge wuxuu sheegay in ay qorsheynayaan in maamul la sameeyo inta aanan la gaarin bisha June. Wuxuu kaloo tilmaamay in maamulka laga sameynayo wadanka gudihiisa. Dadkii kulanka joogay aad ayay ugu riyaaqeen arinkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 24, 2012 Mar mar waxaaba isdhaheysaa waxaa ku fiican Jubooyinka inay ka taliyaan Barbaarta hadda ka taliso. Wax kale ha lagu sheegee, they are the fairest koox to ever rule deegaankaas since dowladii hore dhacday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 24, 2012 This dude has no idea of what he is talking about. Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted April 24, 2012 what is your definition of fairness? causing famine and keep outsiders from helping starving pple, or perhaps stoning young girls who have been raped by foreigners.and you keep calling them barbaarta as if to somehow trying to sanitize the ugly connotations their actual name raises, really raises a big question mark against you sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 24, 2012 The Zack;822219 wrote: This dude has no idea of what he is talking about. Why? Or is he from the another "maamul"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid-Jnr Posted April 24, 2012 :) He is happy to disparage other Administrations and term them as "Being created in Hotels or Resorts". He himself is sitting in a Hotel, but unlike other hotels, which are at least within close proximity to Jubbaland, his hotel is thousands miles away and still barking about making Admin for Jubba people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 24, 2012 He said he is attending the Istanbul Conference and might be the preferred man in Jubboyinka since he doesn't have a history in the civil war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 24, 2012 He is a good man but needs to be careful of what he wishes for. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 5, 2012 We have a Jubaland advocate in Mogadushu.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 5, 2012 Lol@Mr. Minister. Duke's Seeddi-friend:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 5, 2012 ^^ It's ironic that this paves the way for his first cousin Prof Ghandi to be President of Jubaland.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 5, 2012 Abwaan;885989 wrote: Lol@Mr. Minister. Duke's Seeddi-friend:D Whats even funnier is Cawil is my cousin, Minister of Finance & planning.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 5, 2012 Just because he's your cousin does not give him a pass, he's an unknown quantity and his work shall be scrutinised at every move. Quote Share this post Link to post Share on other sites