Liibaan Posted April 22, 2012 Wafti Balaadhan oo Ka Socda KHaatumo State Oo u Hogaminaayo Garaad Saleebaan Ayaa ka Boqoolay Taleex Kunasii Jeeda Mogadisho RealTaleex.com Taleex:-(RT)Wafti balaadhan Oo uu hogaaminaayo Garaad salaeebaan Garaad maxamed ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Taariikhiga ah Ee Caasimada maamulka Khaatumo Statae Of Somalia . Waftiga garaadka ayaa waxaa ku weheliyay Garaad jaamac Garaad Ismaaciil,Suldaan Siciid Maxamed Sanyare iyo xubna kale Oo ka tirsan golaha sare Ee dhaqanka iyo xubno kale iyo waliba wax garad iyo wariyayaal. Waftigan ayaa waxaa socdaalkoodu uu salka ku hayaa Isimada Soomaaliyeed oo dhamaantood loogu yeedhay Xamar sidii ay ay uga qayb qaadan lahaayeen qabyo qoraalka dastuurka iyo waliba Soo xulida Baarlamaanka Cusub Ee ay yeelanayso Dawlada la filayo inay So,aaliya ka hirgasho wixii ka danbeeya (August 2012 )xiligan ku meel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo Isimadan maanta ka anbabaxay Magaalada Taleex ayaa waxaa hoyey uga sii horeeyay qaar kale Oo kamid ah Isimada Khaatumo Oo horey ugu sugnaa isla magaalada Muqdisho. Realtaleex News Desk . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 22, 2012 A true Puntlander, he is welcomed, he sees a large vision, a vision which I share with him. What's your vision Liibaan, are you shooting for Khaatumo or the moon? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 22, 2012 Somalia;821895 wrote: A true Puntlander, he is welcomed, he sees a large vision, a vision which I share with him. What's your vision Liibaan, are you shooting for Khaatumo or the moon? This thread is about KHaatumo State Of SOmalia, and not about Puntland. Here we talking about KHaatumo State Delegation that left Taleex City - the regional capital of Khaatumo State, and heading to Mogadisho - the National capital of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 22, 2012 But he is from Puntland. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 22, 2012 Somalia;821900 wrote: But he is from Puntland. :mad: NO, he is NOT from Puntland. He is from KHaatumo State Of SOmalia, and now he is leading the Khaatumo Delegation to Mogadisho. Again, this thread is about Khaatumo State, if you want to talk about your Puntland region, open your own thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 22, 2012 'Liibaan';821898 wrote: This thread is about KHaatumo State Of SOmalia, and not about Puntland. Here we talking about KHaatumo State Delegation that left Taleex City - the regional capital of Khaatumo State, and heading to Mogadisho - the National capital of Somalia. Liibaan this is about google search ....bahasha fahan:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 22, 2012 Abwaan;821904 wrote: Liibaan this is about google search ....bahasha fahan:D he mad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 23, 2012 Somalia;821905 wrote: he mad I am not mad, just stop ruining my KHaatumo thread with your Puntland nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 23, 2012 Abwaan;821904 wrote: Liibaan this is about google search ....bahasha fahan:D Hadaan gartay Abwaan, mahadsanid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 23, 2012 Indeed the garaad is a khatumo garaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 23, 2012 'Liibaan';821906 wrote: I am not mad, just stop ruining my KHaatumo thread with your Puntland nonsense. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 23, 2012 'Liibaan';821898 wrote: This thread is about KHaatumo State Of SOmalia, and not about Puntland. Here we talking about KHaatumo State Delegation that left Taleex City - the regional capital of Khaatumo State, and heading to Mogadisho - the National capital of Somalia. We wish our KS delegation all the best. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 23, 2012 Abdul;821931 wrote: We wish our KS delegation all the best. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 23, 2012 Its true I haven't seen garaad selebaan near faroole since the declaration of khaatuumo blood is indeed Thicker than water he supports his nephew axmed karaash. Nor have I heard we are part of pl the man is a khaatumo garaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 23, 2012 No, he is Puntland, all of Khaatumo is Puntland. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites