Somalia Posted April 22, 2012 GAROWE ONLINE Safiirka Talyaaniga Somalia u qaabilsan Mr.Andrea Mazzela iyo wafdi uu horkacayay ayaa galabta 21,April 2012 dib ugu soo laabtey magaalada Garowe kadib socdaal ay ku tageen Degmada Eyl ee gobolka Nugaal Muddo labo maalmood ah ayaa wafdigani booqasho ku joogey halkaasi ,waxana kulamo kala duwan ay la yeesheen maamulka ,waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer Eyl. Degmada Eyl oo horey burcadu u deganayd ayaa laga sifeeyey ,iyadoona lagu wado in mashaariic horumarineed laga fuliyo halkaasi mustaqbalka dhow. Xarunta isbitalka ,tan degmada ,dhismayaal Talyaanigu horey uga fuliyey Eyl ayuu booqdey safiirku,waxana uu si weyn uga mahadceliyey dadka deegaanka sida loogu soo dhaweeyey halkaasi. Halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawiro isugu jira Kulankii safiirku la yeeshey deegaanka ,magaalada Eyl iyo xarumihii ay booqdeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 22, 2012 KING DHIBKA JOJJI GET YOUR PUNTLAND HAT ON Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 22, 2012 Dr_Osman;821568 wrote: KING DHIBKA JOJJI GET YOUR PUNTLAND HAT ON i like the hat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 22, 2012 YO KING WE CANT GO DOWN ROAD WORKS HAPPENING YO KING LETS HITS THE MARKETS IN BOSASO FOR SOME SHOPPING Ok king you want modern we can go there too or chill out in puntland aquarium king while smashing dulis on sol Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 22, 2012 osman, put on your PL jacket. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 22, 2012 man i love bosaso fully sick Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 22, 2012 I'm glad he survived ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 22, 2012 Jacaylbaro;821608 wrote: I'm glad he survived ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted April 22, 2012 Well done to Puntland authorities for cleaning this small city, former hub of the notorious Somali pirates, its so peaceful so beautiful today and world official pay visit. Kudos to Puntland forces. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 22, 2012 Somalia;821537 wrote: I know this place very well. Bari baa aniga oo yar aan ku dabaashay durdurkaas. Wax Reer Eyl ah Sol ma inala joogaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 22, 2012 Showqi;821644 wrote: I know this place very well. Bari baa aniga oo yar aan ku dabaashay durdurkaas. Wax Reer Eyl ah Sol ma inala joogaan? Garowe girl aa noogu dhow wax Eyl ka yimid. I used to hear fantastic stories from my great aunt who came from this place, she told me there is a mount where the Dervishs used to throw the natives from the cliff into the sea. Quote Share this post Link to post Share on other sites