Sign in to follow this  
Somalia

Italian Ambassador Visits Eyl, Promises Road To Garowe (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

GAROWE ONLINE

 

Safiirka Talyaaniga Somalia u qaabilsan Mr.Andrea Mazzela iyo wafdi uu horkacayay ayaa galabta 21,April 2012 dib ugu soo laabtey magaalada Garowe kadib socdaal ay ku tageen Degmada Eyl ee gobolka Nugaal

 

Muddo labo maalmood ah ayaa wafdigani booqasho ku joogey halkaasi ,waxana kulamo kala duwan ay la yeesheen maamulka ,waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer Eyl.

 

Degmada Eyl oo horey burcadu u deganayd ayaa laga sifeeyey ,iyadoona lagu wado in mashaariic horumarineed laga fuliyo halkaasi mustaqbalka dhow.

 

Xarunta isbitalka ,tan degmada ,dhismayaal Talyaanigu horey uga fuliyey Eyl ayuu booqdey safiirku,waxana uu si weyn uga mahadceliyey dadka deegaanka sida loogu soo dhaweeyey halkaasi.

 

Halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawiro isugu jira Kulankii safiirku la yeeshey deegaanka ,magaalada Eyl iyo xarumihii ay booqdeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

YO KING WE CANT GO DOWN ROAD WORKS HAPPENING

43100.jpg

 

YO KING LETS HITS THE MARKETS IN BOSASO FOR SOME SHOPPING

16121.jpg

15130.jpg

1882.jpg

 

Ok king you want modern we can go there too

filename-macruufshopping.jpg

filename-shoppingcenter.jpg

Carwo.jpg

6521048439_1b279cc766.jpg

 

 

or chill out in puntland aquarium

king while smashing dulis on sol

36814_144350655590665_100000471944646_38

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well done to Puntland authorities for cleaning this small city, former hub of the notorious Somali pirates, its so peaceful so beautiful today and world official pay visit. Kudos to Puntland forces.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Somalia;821537 wrote:

IMG_0304.JPG

I know this place very well. Bari baa aniga oo yar aan ku dabaashay durdurkaas. Wax Reer Eyl ah Sol ma inala joogaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;821644 wrote:
I know this place very well. Bari baa aniga oo yar aan ku dabaashay durdurkaas. Wax Reer Eyl ah Sol ma inala joogaan?

Garowe girl aa noogu dhow wax Eyl ka yimid. I used to hear fantastic stories from my great aunt who came from this place, she told me there is a mount where the Dervishs used to throw the natives from the cliff into the sea.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this