Liibaan Posted April 24, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Roobabkii Gu,ga oo Magaalada Buuhoodle Iyo Dhamaan Maamul Goboleedka Khaatumo State Of SOmalia ka Curtay Maanta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 25, 2012 KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 25, 2012 Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 26, 2012 Masha'allah Taleex aad ayay dhisantay , waxaan tagay mid 1995 i was Geeljire by then, geela ayaan darminayey ninkii yaqaan baa yaqaan!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 6, 2012 Roobaab Ka Da’Ay Caasimada Taleex, Magaalada Xudun, Iyo Qaybo kale oo KHaatumo State Kamid Ah (Daawo Sawirada) Roobab Mahiigaan ah ayaa Xalay ka’day Deegano Badan oo kamid ah Maamul Goboleedka KHaatumo State oo ay kamid Tahay Deegaanada Xudun,Taleex,God’aalo iyo Deegano Kale oo Hoos Taga Degmooyinka Xudun iyo Taleex. Xiligan oo lagu jiro Xili Roobaadka Reer Guuraagu Ugu Xiisaha Badanyihiin ee Gu’ga Loo yaqaano ayaa Roobabkii Gu’gu ka De’een si xidhiidh ah deeganadda Ayno soo Sheegnay. Waxaa Xalay Roobka Gu’gu uu saacado Xidhiidh ah ka soconayey Deeganadda Xudun iyo Taleex waxaana qayb ka ah tuulooyin badan oo hoos taga Labadaas Degmo ee Xudun iyo Taleex. Roobabkan ayaan wax khasaare ah gaysen inta nagu maqaaladda ah balse waxa si aad ah ugu diirsaday dadka iyo Duunyada ku dhaqan Deeganadaa uu roobku sida laxaadkaleh ugu da ay Quote Share this post Link to post Share on other sites