Liibaan Posted April 22, 2012 Raxmaadka Rabi oo Ka Da’Ay Caasimada Taleex Iyo Deegaanada Kale ee KHaatumo State Of SOmalia Magaalada Taleex ee Caasimada Maamulka Khaatumo State Of SOmalia waxaa dhawaanahanba ka Da’ayey raxmaadka Rabi isbuucan Gudihiisa waa Caasiamda Dowlad Govoleedka Khaatuo Laga Dareemayey Curashadda Raxmaadka Rabi iyo Roobab Goos Goos ah oo Degmada Taleex ka Da’ayey. Geesta Kale Deegano Badan oo hoos Taga degmada Taleex ayaa yaguna ay Ka Da’een Raxmaadka Eebe Daawo Sawirro Muuqaalka Taleex iyo Xili-roobaadka. Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi Caasimada Taleex, Khaatumo State Of SOmalia Masha Allah.. Waa Geedkii Taariikhiga ahaa ee u Horseeday Guul Iyo Gobanimo Deegaanka Daraawiishta... Berde Khaatumo waa Geed Barakeesan.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 22, 2012 Roobka Guga oo Ka Curtay Caasimada KHaatumo State ee Magaalada Taleex, Iyo Geedka Barakeesan ee Barde KHaatumo oo Roobku Hayo SSCNEWS.COM waxaa roob lagu qabowsadaa ka curtay caasimada kumeel gaadhka ah ee khaatumo state ee taleex curashada raxmaadka EEBE ee ka curtay magalada taariikhiga ahee taleex ayaa waxay ahayd mid si aad ah loogu farxo oo ay ku qaboobeen dadkii joogay goobtaas inkastoo curashadii hore ee roogka ay tahay hada waxaa jira meelo kale oo dhulka khaatumo ka mid ah u badan xoola daaqsin oo uu ka curtay roobku wararkayaga danbe ayaad kaga bogan doontaan wararka roobka oo aad loo sugayey wakhtigan maxamud cabdi tuulo m.wadani Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 22, 2012 Rabbi dhammaan dhulka Soomaalida ha barwaaqeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 22, 2012 Taleexi;821530 wrote: Rabbi dhammaan dhulka Soomaalida ha barwaaqeeyo. Allah ha gaarsiiyo dhamaan Deegaanada Khaatumo State Iyo Dalkeena Soomaaliya Raxmaadkiisa....Amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 24, 2012 Daawo Buuhoodle Caasimadda G/Cayn ee Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia oo Raxmaadka Rabi Biyo Dhigay (SAWIRRO) April 24, 2012 | RealTaleex.com Magaalada Buuhoodle ayaa maanta waxaa ka da ay roob baaxad leh roobkan oo siwayn umaanshiiyey Magalada Buuhoodle iyo Qaar kamida degmooyinka ku xeeran. Roobkan ayaa ahaa kii ugu cuslaa ee ka da maalmahan Gudaha magaalada Buuhoodle waxaana maanta laga dareemay dhamaan magaalada qaybaheeda kala duwan damaashaad iyo Mahadcelin balaadhan {{Alxamdu Li laah}} Dhalinta yaryar oo Shabakada Khaatumo.com ku booqatay meelaha ay ku dabaalanayeen ayaa laga dheehanayey Farxad dheeriya. Waxba yaan war idinku daalin Nalaa Daawo Sawirida Iyo damaashaadka Dhalinta ee Raxmaadka Eebe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2012 Mashallah let it rain Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 24, 2012 Let it rain ardu Soomaal ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 24, 2012 Maashaa Allah “” Raxmada Ilaahay Waa mid Udhow Dadka Muxsiniinta Ah”” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 24, 2012 Taleexi;822497 wrote: Let it rain ardu Soomaal ... Taleexi, Its good time to visit our region Khaatumo & our country Somalia. Gu' Spring time (April, May, June ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 24, 2012 Taleexi;822497 wrote: Let it rain ardu Soomaal ... Indeed let it rain in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 24, 2012 Taleexi;822497 wrote: Let it rain ardu Soomaal ... Xaaji Xunjuf;822497 wrote: Indeed let it rain in Somaliland. Slip of the tongue. Quote Share this post Link to post Share on other sites