Sign in to follow this  
Liibaan

Pics: Raxmaadka Rabi oo Ka Da’Ay Caasimada Taleex Iyo Deegaanada Kale ee KHaatumo State Of SOmalia

Recommended Posts

Liibaan   

Raxmaadka Rabi oo Ka Da’Ay Caasimada Taleex Iyo Deegaanada Kale ee KHaatumo State Of SOmalia

 

 

Magaalada Taleex ee Caasimada Maamulka Khaatumo State Of SOmalia waxaa dhawaanahanba ka Da’ayey raxmaadka Rabi isbuucan Gudihiisa waa Caasiamda Dowlad Govoleedka Khaatuo Laga Dareemayey Curashadda Raxmaadka Rabi iyo Roobab Goos Goos ah oo Degmada Taleex ka Da’ayey.

 

Geesta Kale Deegano Badan oo hoos Taga degmada Taleex ayaa yaguna ay Ka Da’een Raxmaadka Eebe

Daawo Sawirro Muuqaalka Taleex iyo Xili-roobaadka.

 

Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi

Caasimada Taleex, Khaatumo State Of SOmalia

 

 

SAM_8721.jpg

SAM_8722.jpg

SAM_8723.jpg

SAM_8724.jpg

SAM_8732.jpg

SAM_8735.jpg

SAM_8748.jpg

 

Masha Allah.. Waa Geedkii Taariikhiga ahaa ee u Horseeday Guul Iyo Gobanimo Deegaanka Daraawiishta... Berde Khaatumo waa Geed Barakeesan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

112.jpg

 

 

Roobka Guga oo Ka Curtay Caasimada KHaatumo State ee Magaalada Taleex, Iyo Geedka Barakeesan ee Barde KHaatumo oo Roobku Hayo

 

SSCNEWS.COM

 

 

waxaa roob lagu qabowsadaa ka curtay caasimada kumeel gaadhka ah ee khaatumo state ee taleex

curashada raxmaadka EEBE ee ka curtay magalada taariikhiga ahee taleex ayaa waxay ahayd mid si aad ah loogu farxo oo ay ku qaboobeen dadkii joogay goobtaas

inkastoo curashadii hore ee roogka ay tahay hada waxaa jira meelo kale oo dhulka khaatumo ka mid ah u badan xoola daaqsin oo uu ka curtay roobku wararkayaga danbe ayaad kaga bogan doontaan wararka roobka oo aad loo sugayey wakhtigan

 

maxamud cabdi tuulo

m.wadani

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;821530 wrote:
Rabbi dhammaan dhulka Soomaalida ha barwaaqeeyo.

Allah ha gaarsiiyo dhamaan Deegaanada Khaatumo State Iyo Dalkeena Soomaaliya Raxmaadkiisa....Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Buuhoodle Caasimadda G/Cayn ee Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia oo Raxmaadka Rabi Biyo Dhigay (SAWIRRO)

April 24, 2012 | RealTaleex.com

Magaalada Buuhoodle ayaa maanta waxaa ka da ay roob baaxad leh roobkan oo siwayn umaanshiiyey Magalada Buuhoodle iyo Qaar kamida degmooyinka ku xeeran.

 

Roobkan ayaa ahaa kii ugu cuslaa ee ka da maalmahan Gudaha magaalada Buuhoodle waxaana maanta laga dareemay dhamaan magaalada qaybaheeda kala duwan damaashaad iyo Mahadcelin balaadhan {{Alxamdu Li laah}}

 

Dhalinta yaryar oo Shabakada Khaatumo.com ku booqatay meelaha ay ku dabaalanayeen ayaa laga dheehanayey Farxad dheeriya.

 

Waxba yaan war idinku daalin Nalaa Daawo Sawirida Iyo damaashaadka Dhalinta ee Raxmaadka Eebe.

 

 

IMG_1092.jpg

IMG_1090.jpg

IMG_1096.jpg

IMG_1097.jpg

IMG_1100.jpg

 

 

IMG_1101.jpg

IMG_1102.jpg

IMG_1103.jpg

IMG_1104.jpg

IMG_1106.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;822497 wrote:
Let it rain ardu Soomaal ...

Taleexi, Its good time to visit our region Khaatumo & our country Somalia. Gu' Spring time (April, May, June )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;822497 wrote:
Let it rain ardu Soomaal ...

 

Xaaji Xunjuf;822497 wrote:
Indeed let it rain in Somaliland.

;)

 

Slip of the tongue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this