Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President Sheikh Sharif rejects the new Garowe clan enclave constitution

Recommended Posts

Madaxweyne sheikh shariif oo ka hor yimid dastuurka cusub ee Puntland sheegayna soomaaliya in ay hal dastuur leedahay

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa kasoo horjeestay Dastuurka Cusub ee maamulka Puntland, madaxweynaha ayaa ka dhawaajiyay in Dastuurka Puntland uu yahay mid qilaafaya dastuurka Dowladda KMG soomaaliya taasina uu ku tilmaamay in ay caqabad ku noqoneyso isla saan-qaadka bulshada iyo maamulada soomaaliweyn

 

Madaxweynaha ayaa Dastuurkaasi ku tilmaamay in uu yahay mid cadeyneysa Gooni isku taag maamulka Puntlan arrintaasina ay fadeexo ku noqon karto dowladda KMG soomaaliya oo uu ku sheegay in haatani ay talada dalka gacanta ku heyso, madaxweynaha ayaa ku baaqay in waxbadan laga badalo Dastuurka Puntland islamar ahaantana dib loo ansaxiyo

 

Hadalka madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa imaanaya xili Dowladda KMG ay ku mashquulsantahay xal u helida mideynta Siyaasiyiinta iyo Bulshada Somaliland oo iyagu lagu wado in ay qeyb ka noqdaan dowladda KMG oo talada dalka haysa, ma jirto hadal rasmi ah oo kasoo baxay maamulka Puntland kaasoo ku aadan hadalka uu ka dhawaajiyay madaxweynaha walow wararka halkaasi naga soo gaaraya ay sheegayan in mudanayaal ka socda maamulka Puntland ay madaxweynaha iyo golaha wasiirada ay kulan kula qaadan doonaan magaalada muqdisho iyaga oo la filaayo in dastuurkaasi ay hor dhigi doonaan islamar ahaanta u jeedada dastuurka ay uga warbixin doonaan

 

Ugu danbeyntii madaxweynaha oo horay ugu qanacsanaa Dastuurka Puntland ayaa waxa iminka soo baxaaya hadalo ku aadan dastuurkaasi waxaana la sheegaya in dastuurkaasi ay qaadacen qaar katirsan Beelaha halkaasi kasoo jeeda

Share this post


Link to post
Share on other sites

everything in that constitution uphlods separation & yet they wana tell everyone else its federal & worst of all r the only ones crying so loud about somaliland...like mine is mine & yours is mine too,chewing both sides of the mouth! Bizarre to say the least.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

President Shariif supports clan constitutions and every clan State being Independent, printing the Somali Shilling, every clan State to mainntain its own international relations, and every clan instating its own nationality. Looooool. Only a confused soul would wish so.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;821311 wrote:
President Shariif supports clan constitutions and every clan State being Independent, printing the Somali Shilling, every clan State to mainntain its own international relations, and every clan instating its own nationality. Looooool. Only a confused soul would wish so.

Correction only hot airlanders aka puuuuuuugland would think so

Share this post


Link to post
Share on other sites

AfricaOwn;821337 wrote:
The president should accept it and encourage his people to draft a similar constitution....I swear it will bring unity
:)

this is the same mentality that led to your snm enclave being where it is today and to make matter worst, came up with the notion PL is preventing us from talks. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;821339 wrote:
this is the same mentality that led to your snm enclave being where it is today and to make matter worst, came up with the notion PL is preventing us from talks.
:D

blah blah blah, troll please.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this