Somalia Posted April 19, 2012 What did I tell you weeks ago, Puntland will be blamed! Khamiis, April 19, 2012 (HOL)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay wax wada hadal ah la galeen Dawladda KMG Soomaaliya, maadaama oo guddida wada hadalka ku soo dartay laba qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedda Somaliland, balse ay soo magacowday Puntland. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaaladda Hargeysa, isla markaana sheegay inay ka noqdeen wada hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya ka dhexeeyey ilaa inta ay ku jiraan guddida Soomaaliya labadda qof ee dawlad goboleedka Puntland soo magacowday. “Madaxweynaha TFG-da wuxuu soo ku soo wada daray Gudida wada hadalka Xubno cusub oo ka deegaan ahaan iyo dhaqan ahaanba ka soo jeedda Somaliland arrintaasina waxay noogu muuqataa mid lagu carqaladeynayo qabsoomida wada hadalkaasi, wada hadalku wuxuu dhex mari karaa oo qudha labadii geesood ee isku biiray sanadkii 1960-kii,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Cumar. Waxaanu intaas ku daray “Haddii aanu madaxweynaha Soomaaliya wax ka bedalayn arrintan Somaliland qaabkaasi kuma gelayso wax wada hadal ah,”. Waa markii ugu horaysay ee labaddii dhinac ee wada hadalka u balansanaa ay qolo qaadacdo, isla markaana gabi ahaanba ay joojiyaan wada hadalkiii dhex mari lahaa labadda dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa hore u magacaabay guddi ka kooban shan wasiir oo ka qaybgalaya wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya, halka madaxweyne Sheekh SHariif Sh. Axmed uu isna magacaabay guddi iyana uga qaybgasha wada hadalkaasi, haseyeeshee, xukuumadda Somaliland ayaa saluugtay guddidaasi madaxweyne Shariif magacaabay oo laba wasiir oo Puntland ka socda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 19, 2012 there is small group of clannist from Garowe and Hargeysa who want these talks to fail and they are celebrating tonight. very sad walee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 19, 2012 Kuwa qabiilka ku adeegsada ee durbaanka tuma have won the match. But they will loose the battle, for sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 19, 2012 I told you don't expect to much from these talks well done Dr Maxamad Abdulahi Cumar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 19, 2012 Xaaji, you want these talks to fail. Ma yeelino. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 19, 2012 Dadba Garowe ku khafifay. Garowe had nothing to do with this. The Somali president appionted ministers from his government to lay the ground for talks. Its very childish of the Somaliland admin to demand they be consulted on who will represent the other side. None the less, these talks are meaningless. They should be ignored til the south becomes functioning again and Khatuumo is fully in control of its territories. Reality is the best medicine for delusions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 19, 2012 Carafaat;820792 wrote: Xaaji, you want these talks to fail. Ma yeelino. No but i know waxa so socda dee:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 19, 2012 Very childish indeed. Xaabsade is on their list and they see it no problem. Talk is good but as long as all stakeholders are not there then its fruition remains to be remote. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted April 19, 2012 Somaliland is right, wada hadalku waa inuu noqdaa mid u dhaxeeya, labada dawladood ee midoobay 1960, ee Koonfur iyo Waqooyi maxaa Puntland meesha soo galiyay, dee waa faduul dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 19, 2012 Caano_Geel;820802 wrote: Somaliland is right, wada hadalku waa inuu noqdaa mid u dhaxeeya, labada dawladood ee midoobay 1960, ee Koonfur iyo Waqooyi maxaa Puntland meesha soo galiyay, dee waa faduul dheh. :eek::(PL is the center of Somalia politics. so, live with it. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted April 19, 2012 Center? More like the awkward third wheel that tries to tag along to things he has no business in dealing with Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 19, 2012 ma ana waalen mise the two ministers have nothing do with puntland, even the Sland minister was saying the reason for the rejection was because the group had members from Somaliland, i.e. khaatumo. Honestly, what could have possibly come about due to these talks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 19, 2012 The Sage;820809 wrote: Center? More like the awkward third wheel that tries to tag along to things he has no business in dealing with Garowe Principle I and II makes PL the center for Somali Politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 19, 2012 kingofkings;820814 wrote: Garowe Principle I and II makes PL the center for Somali Politics. He lives in a paranormal world where third wheels are center of attention. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 19, 2012 Somalia;820816 wrote: He lives in a paranormal world where third wheels are center of attention. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites