Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Abaalmarin la Siinayo Qofkii al-Shabab soo Dila ama soo Qabta

Recommended Posts

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay abaalmarin dhan $500 doollarka Maraykanka ah siinayso cidii soo qabata ama soo disha dadka lagu tuhunsan yahay argagixisada.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Gudodomiyaha Gobolka Banaadir uu soo bandhigay qorshe lagula dagaalamayo argagixisada oo diiradda saaraya hoggaamiyayaasha argagixisada iyo kuwa maalgeliya.

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur Tarzan ayaa sheegay in Al-Qacida ay soo waajahday dib u dhacyo badan oo dhinaca dagaalka ah.

 

Waxa uu sheegay in qorshahan uu ka mid yahay mid dhaqaale oo abaalmarin lagu bixinayo, isagoo sheegay in $500 la saaray madaxa qof kasta oo argagxiso ah oo la dilo ama la qabto.

 

Arrintan ayaaa ka danbeysay markii dhowaan ay dawladdu sheegtay in Goblka Bakool ay isa soo dhiibeen in ka badan 15 qof oo la sheegya inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabab.

 

Source: VOA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

This doesn't fix the problems Moqdisho is facing. It just opens a whole can of warms. Tarzan should know better.

Share this post


Link to post
Share on other sites

...la dilo, ama l qabto..

La qabto haa waa sax, balse in qof la dilo asagoon la baarin wuxuu yahay iyo sababta ku kaliftay inuu shabab ku biiro waa khalad, dadka qaar waa lagu qasbaa sida caruurta iyo maxaabiista, qaar brainwash baa lagu sameeyaa, qaarna shilin iyo caruur biilkood baa u geysay. marka dowladda waxaa looga baahanyahay inay ayada ilaaliso RULE OF LAW.

This is dangerous move by Tarsan as some people might kill other for $500 and claim they are Alshabab.

 

 

 

somthing like this would help.

 

41090WJHFZL._SL500_AA300_.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;820756 wrote:
La qabto haa waa sax, balse in qof la dilo asagoon la baarin wuxuu yahay iyo sababta ku kaliftay inuu shabab ku biiro waa khalad, dadka qaar waa lagu qasbaa sida caruurta iyo maxaabiista, qaar brainwash baa lagu sameeyaa, qaarna shilin iyo caruur biilkood baa u geysay. marka dowladda waxaa looga baahanyahay inay ayada ilaaliso
RULE OF LAW
.

This is dangerous move by Tarsan as some people might kill other for $500 and claim they are Alshabab.

Lacagta waxaa la siinayaa qofki dilo ama soo qabto qof la yaqaan oo ka tirsan Shabaab, lama rabo dad rayid iska ah ama la aqoon.

 

Dhagayso waraysiga Tarsan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;820766 wrote:
Guys, waa idin tuugaa Maadeey meesha uu joogo hala ii sheego
:D
waa jaanis fiicane, Lacaglacageey ayaa i heyso baryahaan.

xaajigana ku dar, that is $1000, who's next, Che and Zack another $1000

 

Total: $2000 muuumThats not bad for a day's work.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Sxb if what you're suggesting is the case, it is more dangerous. Tarzan is putting the lives of the public in danger by asking them to go after a known AS whom might be heavily armed and dangerous situation to approach. Then again, it is Tarzan, why the need for him to care for the safety of the average person in Moqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacpher;820788 wrote:
Sxb if what you're suggesting is the case, it is more dangerous. Tarzan is putting the lives of the public in danger by asking them to go after a known AS whom might be heavily armed and dangerous situation to approach. Then again, it is Tarzan, why the need for him to care for the safety of the average person in Moqdisho.

Lacagta dadka loo ballan qaadayo ciidanka Soomaaliyeed baa u baahan then they will deal with Al-Shabaab insha Allaah...Teeda kale waxaani waa iska hadal...makaroofanka ma dhaafto....Another campaign iyo hallagaa sheego strategy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is there a list of fighters the government is looking for will people just be able claim that they have killed a shabaab. Thats kinda dangerous in a city full of people who don't know were the next meal is gonna come from lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

This is so wrong. We already have: the religion fanatics (Al-Shabaab and likes), we also have pirates, and now our government wants to create bounty hunters. Wadankeenu goormuu ka bixi doonaa the Wild wild west mentality?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this