Sign in to follow this  
Carafaat

thank you Ethiopia, we appreciate that

Recommended Posts

Carafaat   

Ethiopian troops to soon leave Somalia; prime minister calls mission successful

 

 

ADDIS ABABA, Ethiopia — Ethiopian troops fighting al-Qaida-linked militants in neighboring Somalia will soon return home, Ethiopia’s prime minister said Tuesday.

 

Prime Minister Meles Zenawi said regions of Somalia currently controlled by Ethiopian forces will be handed over to troops from Burundi, Kenya, Djibouti and Rwanda. The first three countries have troops in Somalia as part of the African Union peacekeeping force. Rwanda does not currently have troops in Somalia.

Ethiopian troops moved into Somalia at the beginning of the year. Meles said the mission has accomplished “very good results” in fighting al-Shabab militants.

 

He did not provide a timeline for such a withdrawal and handover.

“The aim of our involvement was to aide the (Somali) transitional government and help weaken Shabab insurgents. And it has been successful,” Meles told the country’s parliament. Meles said Ethiopian forces have met little military resistance in Somalia, although al-Shabab has claimed to have carried out several deadly attacks against the Ethiopian troops.

He also told parliament that Ethiopia would not become involved in a war with archrival Eritrea. Last month Ethiopian troops moved into neighboring Eritrea and attacked three military camps in response to militant attacks on tourists inside Ethiopia.

 

Daalacatey :58

editor@boocame.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Carafaat, siyaasad waxba kama taqaanid, sxb, no, weerar kuguma ihi, laakin siyaasad waxba kama taqaanid, siyaasad waxbaan ka aqaanaana kuma dhahayo waayo siyaasad waxba kama aqaano anigu laftirkeyga, markaan ku leeyahey siyaasad waxba kama taqaanid micnaheedu ma ahan qabiil waxba kama taqaanid, ee siyaasada dadkey taqaano u daa, adigu iskaga har, hadalkeygana haka xumaan waayo siyaasad waxba kama taqaanid, waana run oo siyaasad waxba kama taqaanid, mar labaad, siyaasad waxba kama taqaanid ee aayar sxbow iska fariiso, siyaasad dhan waxba kama taqaanid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

:D nuune, adeer waa talo wanaagsan. wayo dheh, anigu hadaa la ii weydiin lahaa. Ethiopia iyo Kenia waxaan hadyad usiin lahaa taalo weyn Addis laga dhex tago oo Xidig 5 gessood ah, mahad naq ahaan. inntaan tago oo squareka adiis sidii Obama, ayaan af Amharic ugu qudbadeen lahaa.

 

waayo dheh waa wadamo dariskena oo gurmad noogu yimi al shabaab naga saaray. dhinaca kalena hub waa weyn ayaa u diri lahaa ONLF. siyasad waalan ayaan dheeli lahaa ileyn waxba kama ogiye. :D

 

 

 

681x454.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

nuune;820247 wrote:
Carafaat
, siyaasad waxba kama taqaanid, sxb, no, weerar kuguma ihi, laakin siyaasad waxba kama taqaanid, siyaasad waxbaan ka aqaanaana kuma dhahayo waayo siyaasad waxba kama aqaano anigu laftirkeyga, markaan ku leeyahey siyaasad waxba kama taqaanid micnaheedu ma ahan qabiil waxba kama taqaanid, ee siyaasada dadkey taqaano u daa, adigu iskaga har, hadalkeygana haka xumaan waayo siyaasad waxba kama taqaanid, waana run oo siyaasad waxba kama taqaanid, mar labaad, siyaasad waxba kama taqaanid ee aayar sxbow iska fariiso, siyaasad dhan waxba kama taqaanid.

Tolow Nuune Kewboard-ka uu isticmaalo xaggee laga helaa? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ hehe Taleex

 

 

lol carafaat, thank you iyo ethiopia isma raacaan, waligaana one sentence ha galin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;820247 wrote:
Carafaat
siyaasad waxba kama taqaanid micnaheedu ma ahan qabiil waxba kama taqaanid

LOooooooooooooooooooooooooool :D

 

 

Wazz up nuune, kaleexo hee odaga hal dhagax uu rabaa inuu afar shimbir kudilee walibana xataa asagoon shiishka baran wali :D

 

Carafaat lool, sxb waxbaa kuhaysta kkkk jabkaaga waa iigu baxdaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool Qandalaawi, shiishka intuusan baran ka hor soo inuu gammuunka ama leebka iyo qaansada bartaa sida loogu qalabeeyo maarta iyo mariidka si wixii uu haleelo u boqna gooyo, marka, shiish hortiis, shuush aa ka horreeso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LOoooooool :D :D I didn't laugh like this for such a long time.

 

But seriously this was deep, Odaga maxaa dhacay waa ladagtayee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soon return to Ethiopia just to come back as long as there is no trust among the Somali People and the leadership in Somalia remains weak they will just come back with the same story we are fighting terrorists and we are helping the government in Somalia, Xabashi Somali caawiyaa halkee lugu arkay dadkani ma haday dhasheen:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Qandalawi;820261 wrote:
LOooooooooooooooooooooooooool
:D

 

 

Wazz up nuune, kaleexo hee odaga hal dhagax uu rabaa inuu afar shimbir kudilee walibana xataa asagoon shiishka baran wali
:D

 

Carafaat lool, sxb waxbaa kuhaysta kkkk jabkaaga waa iigu baxdaa
:D

Qandalawi, jabkeyga adiga kaliya kuma raxesatid. inta amusan ee ii cadhonisa ayaa ka badan. :D

 

AUN Yasser Carafaat macaa carab, yuhuud, gaalo oo dhan aya nacday iyo siyasadisa, mee arki kareen.

laakinse waa iska caadi tuu aminsanaa oo u dagaal tamiyay, guul ka uu gaarsiyay dadkiisa ayaa ka muhiim

saneed waxaas oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;820247 wrote:
Carafaat
,
siyaasad waxba kama taqaanid,
sxb, no, weerar kuguma ihi, laakin
siyaasad waxba kama taqaanid
, siyaasad waxbaan ka aqaanaana kuma dhahayo waayo siyaasad waxba kama aqaano anigu laftirkeyga, markaan ku leeyahey
siyaasad waxba kama taqaanid
micnaheedu ma ahan qabiil waxba kama taqaanid, ee siyaasada dadkey taqaano u daa, adigu iskaga har, hadalkeygana haka xumaan waayo
siyaasad waxba kama taqaanid,
waana run oo
siyaasad waxba kama taqaanid,
mar labaad,
siyaasad waxba kama taqaanid
ee aayar sxbow iska fariiso,
siyaasad dhan waxba kama taqaanid
.

I counted 7 times "siyaasad waxba kama taqaanid", Nuune adiga "Carafaat waxba kama taqaanid";)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Mukulaalow;820273 wrote:
I counted 7 times
"siyaasad waxba kama taqaanid"
, Nuune adiga "Carafaat waxba kama taqaanid";)

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;820265 wrote:
Soon return to Ethiopia just to come back as long as there is no trust among the Somali People and the leadership in Somalia remains weak they will just come back with the same story we are fighting terrorists and we are helping the government in Somalia, Xabashi Somali caawiyaa halkee lugu arkay dadkani ma haday dhasheen:D

loool, no he promised they really won't come this time:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this