Liibaan Posted April 17, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Abdullah Xasan ee Caasimada Taleex oo Maraya Meel Dhamaada iyo madax ka hadashay(Video+Sawiro) Garoonak magalada taleex ayaa waxa uu marayaa meel dhamaada garoonka yaa lafilayaa in dhawaan laqabto xafladiisa hadiirabi raali kadhigo garoonaka yaa waxa booqday golayaasha maamulaka khaatumo si ay uqiimeeyaan meesha uumarayo garoonku iyo xaaladiisa waxa halkaas kahadalay madax kaladuwan. ugu hoarayan waxa halakaas kawar bixiyay howl wadeenada garoonka iyo shirkadaha dhisaya oo sheegay inay dhawaan soo afmeeri doonaan shaqadan ay ahayaan iyo in laga dareemi doono deegaandan isbadal dhankasata ah oo horumar keena, goobata waxa iayana kahadalaya qaarkamiada golaha dhaqanka ee khaatumo oo umahad celiayay shaqaalaha shaqada qada iyo masuuliyiinta wohshan gacanata ku hayasa waxa xafaladaas soo afmeeray G.Jaamaca G.Ismaaciil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 17, 2012 Horumarka Khaatumo State oo Xowli Weyn Ku Socdo [ Building Khaatumo State] Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport, Taleex oo Gebogebo Ah , Waxaa Dhowaan La Sugayaa Wufuud Heer Caalami Ah Inay Ku Dagaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Taariikhiga Taleex Nala Daawo Warbixin Dheer oo ah Sawirro iyo Video Ah Halka uu Marayo dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Taleex. Waxaa Bishii Hore La dhagax Dhigay garoonka Diyaaraddaha ee Degmada Taleex,waxaana si rasmi ah u dhagax Dhigay madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Karaash,waxaa maanta aan Booqasho Gaaban ku tagay Garoonka Diyaaradaha ee taleex. Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 18, 2012 Insha Allah, Dhowaan ayaa lawada dhameestirayaa dhismaha Garoonada Diyaaradaha Maamulka Khaatumo State ee Soomaaliya sida Sayid Mohamed Abdulla Hasan Airport in the Capital Taleeh,Buhoodle Airport, Laas Caanood Airort, Boocame Airport, Holhol Airport, Xudun Airport, Tukaraq Airport, etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 18, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Sayid Mohamed Hassan Airport - Taleeh, Capital City of Khatumo State Of SOmalia Mashaa Allah............waa arin aad iyo aad u muhiim ah in la dhamaystiro garoonkan iyo kuwa kaleba.....waxyaabo farabadan ayaa inoo fududaanaya inshaa allah.... Guulaysta....Guul iyo Gobanimo Khaatumo State Of SOmalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 18, 2012 MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Iyo Wafti Ballaadhan Oo Ka Mid Ah Maamul Goboleedka Khaatumo Oo Booqday Garoonka Diyaaradaha Sayid Mohamed Abdulla Hasan AIRPORT Ee Caasimada Taleex Golaha Madaxtooyada ee Maamulka Khaatumo waxay kormeer booqasho iyo u kuurgelidba u aadeen Garoonka Sayid Maxamed Cabdalla Xasan ee magaalada Taleex, Waxaana warbixino halkaasi ka soo jeediyey qaar ka mid ah madaxda Khaatumo iyo qaar ka mida masuuliyiinta iyo hawl wadeenada gacanta ku haya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted April 18, 2012 This is good, I like the name and the initiative to build the Airport. Well done. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 18, 2012 Liibaanow its time for Axmed karaash to appoint the Minister of aviation mise tallow isagu mala wasiikiri madaarada bu wali isku haysta war ninka u sheega inu hada madaxweyne yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 18, 2012 Xaaji Xunjuf;820214 wrote: Liibaanow its time for Axmed karaash to appoint the Minister of aviation mise tallow isagu mala wasiikiri madaarada bu wali isku haysta war ninka u sheega inu hada madaxweyne yahay. looooooooooo@XX,i think 6 ministers enough for now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 18, 2012 Xaaji Xunjuf;820214 wrote: Liibaanow its time for Axmed karaash to appoint the Minister of aviation mise tallow isagu mala wasiikiri madaarada bu wali isku haysta war ninka u sheega inu hada madaxweyne yahay. Ha ka waalin Khaatumo - lixdaas baa ka badan waa halkii uu ninkii reer bari ka lahaa ... Boowe aa ka dhergey Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted April 18, 2012 ma garoon baa mise waa balli, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 19, 2012 waa seero .. Quote Share this post Link to post Share on other sites