Mooge Posted April 17, 2012 galgalnews.com (Badhan) Dalada haweenka Ururada Gobolka Sanaag ee* Midnimo ayaa habeenkii* xalay ahayd kulan yeeshay *kaa oo ay u wada dhamaayeen dhaman xubnaha Dallada qaybaheeda kala duwan tasoo ay kaga hadlayeen Dareenka ay ka qabaan Dastuurka Dawlada Puntalnd iyagoo muujinaya in ay ku faraxsan yihiin laguna guulaysan doono isagoo bilaa khilaaf ah, waxay kaloo halkaas ay ka soo jeediyeen hadalo iyo maansooyin ay ku amaanayaa Dawlada Puntland iyo Madaxdeeda iyadoo maqal ahna nla dagaysta. Gabdhaha G.Sanaag waxay Sidoo kale Taageeraan Madaxwaynaha PL C/raxmaan Faroole oo ay ku Tilmaameen inuu yahay nin Wax badan qabtay, sidoo kale waxay Amaaneen Wasaarada Haweenka waxana ay Shirkoodaasi ku soo Bandhigeen Suugaan Ay u Tiriyeen Madaxwyanaha PL iyo Maamulkiisa. Docda kale waxay u direen Fariin Madaxwaynaha iyaga oo ka Codsaday in aanay G.Sanaag Joogeen Al-Qaacidu Ama Al-Shabaab isla markaana Warkaasi uu yahay mid Been Abuur ah. Kulanka Ururada Haweenka ayaa ku soo aaday xili Shir Waynihii Arrimaha Dastuurka loo Fadhiyo Maalintii Sadexaad *Magaalada Garoowe. Khudbadihii Kulankaasi iyo Suugaan Goobta Laga Jeediyay Hoos ka Dhegayso listen to audio here - http://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2012/04/dalada-ururada-ee-midnimo.mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 17, 2012 Sanaag women :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 17, 2012 It's GalgalaNews so it must be true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 17, 2012 Somalia;819943 wrote: It's GalgalaNews so it must be true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 17, 2012 Did they read it? Quote Share this post Link to post Share on other sites