Sign in to follow this  
Mooge

MAAKHIR women support Puntland consitution

Recommended Posts

Mooge   

galgalnews.com (Badhan) Dalada haweenka Ururada Gobolka Sanaag ee* Midnimo ayaa habeenkii* xalay ahayd kulan yeeshay *kaa oo ay u wada dhamaayeen dhaman xubnaha Dallada qaybaheeda kala duwan tasoo ay kaga hadlayeen Dareenka ay ka qabaan Dastuurka Dawlada Puntalnd iyagoo muujinaya in ay ku faraxsan yihiin laguna guulaysan doono isagoo bilaa khilaaf ah, waxay kaloo halkaas ay ka soo jeediyeen hadalo iyo maansooyin ay ku amaanayaa Dawlada Puntland iyo Madaxdeeda iyadoo maqal ahna nla dagaysta. Gabdhaha G.Sanaag waxay Sidoo kale Taageeraan Madaxwaynaha PL C/raxmaan Faroole oo ay ku Tilmaameen inuu yahay nin Wax badan qabtay, sidoo kale waxay Amaaneen Wasaarada Haweenka waxana ay Shirkoodaasi ku soo Bandhigeen Suugaan Ay u Tiriyeen Madaxwyanaha PL iyo Maamulkiisa. Docda kale waxay u direen Fariin Madaxwaynaha iyaga oo ka Codsaday in aanay G.Sanaag Joogeen Al-Qaacidu Ama Al-Shabaab isla markaana Warkaasi uu yahay mid Been Abuur ah. Kulanka Ururada Haweenka ayaa ku soo aaday xili Shir Waynihii Arrimaha Dastuurka loo Fadhiyo Maalintii Sadexaad *Magaalada Garoowe.

 

badhan.jpg

 

Khudbadihii Kulankaasi iyo Suugaan Goobta Laga Jeediyay Hoos ka Dhegayso

 

listen to audio here - http://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2012/04/dalada-ururada-ee-midnimo.mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this