General Duke Posted April 17, 2012 Shirweynaha lagu ansixinayo Dastuurka cusub ee Puntland oo ka kooban 141-qodob iyo labo lifaaq ayaa socon doona mudo 4-maalmood ah, waxaana maalinta beri ah gelinkeeda hore soo gaba gaboobaya doodda iyadoo intaas wixii ka danbeeyana loo guda geli doono howsha ansixinta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 17, 2012 Garowe, Apr 16 - Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland Maxamed Xasan Barre 'Shimbiralaaye' ayaa shir jaraa'id ku sheegay in afti u qaadada dastuurku ay si habsami leh u socoto. Waxaa uu xusay in badi qodobada dastuurka (100 qodob) ay ergadu akhriyeen, islana meel dhigeen, ayna harsan yihiin 41 qodob oo ay ergadu ka doodi doonaan waqtiga u harsan. Md. Shimbiralaaye waxaa uu sheegay in marka ay ergadu dhameeyaan akhriska dastuurka, ay deetana bilaaan doonto afti u qaadida dastuurkau. Md. Shimbiralaaye ayaa uga mahadceliyey ergaga xil kasnimo iyo karti ay muujiyeen. Waxaa uu sheegay illaa hadda in aanay jirin wax caqado ah oo la soo darsay. Dastuurka ayaa loo qaybiyey 6 xirmood oo qayba mar laga dooday. Furitaanka axsaabta siyaasadeed iyo hirgelinta doorashooyinka golayaahsa deegaanka ayaa ku xigi doona afti u qaadida dastuurka sida uu sheegay Md. Shimbiralaaye. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 18, 2012 Some of the most powerful issims in all of Somalia..Suldan Saciid, Islaan Ciise & Islaan Bashir Our very own Dahir Mire Jibril of Minnesota with Mr. Gagaab Quote Share this post Link to post Share on other sites