kingofkings Posted April 17, 2012 Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaaha Ethiopia Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay casho caraf loogu sameeyay magaalada Bahar Daar ee caasimadda gobolka Amharic State dalka Ethiopia, iyadoo madaxweynaha uu kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaara dalkaasi Males Sanawi . Casho sharafta Madaxweynaha Jamhuuriyadda loogu sameeyay magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia ayaa waxaa u sameeyay Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Mr. Males Sanawi, iyadoo casha shafarta kaddibna kulan gaar ah ay wada qaateen madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaataha Ethiopia. Kulan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayeey uga hadleen xaaladda amni iyo xiriirka labada dowladdood ee jaarka ah, waxayna labada masuul ballan qaadeen in la xoojin doonn wada shaqeyta ka dhaxeysa. Madaxweyne Shariif ayaa Ra’iisul wasaaraha Itoobiya kala hadlay howlgallada ay ciidammada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo iskaashanaya ka wadaan gudaha Soomaaliya iyo sida ugu wanaagsan ee loo soo gabagabeyn karo. Ra’iisul wasaaraha itoobiya ayaa soo dhaweeyay guullaha laga gaaray howlgalka Soomaaliya ee Al-Qaacidda lagula dagaallamayo, isagoo ballan qaaday in dowladdiisa ay xoojin doonto taageerrada Soomaaliya ay la garab taagan yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 17, 2012 then these folks have the nerve to question PL's action. For the record, PL has nothing to prove to anyone period '.' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 17, 2012 Whats the problem if president of tfg met with the pm of Ethiopia??What has that to do with puntland??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 17, 2012 Abdul;819632 wrote: Whats the problem if president of tfg met with the pm of Ethiopia??What has that to do with puntland??? really:confused: if you want to play stu pid fine, but take your nonsense elsewhere. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 17, 2012 I just asked a simple question,no need for name calling. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 17, 2012 Answer the question,why Shariff meeting zenawi over lunch concerns puntland? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 17, 2012 ask other sol members that questions moving on........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 17, 2012 PL needs a final political solution in order to find stability and economic prosperity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 17, 2012 Abdul;819647 wrote: Ok,keep moving. wise words. hope you follow it to the t. Quote Share this post Link to post Share on other sites