wyre Posted April 21, 2012 Maxey xididada wadnuhu Intey Qaadeen xinjiruhu Maxey sida xaashidii Xiskeyga ku daabeceen Xarfaha magacaagu yahay Axlaa hees Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 3, 2012 Carafaat;819165 wrote: The song is a remake of Cabdiqadirs Sanka's song. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 17, 2012 Labada heeso hirgalay oo ugu caansan labadii sano lasoo dhaafay waxaa wada qaaday gabdhaha isku magaca ah ee Farxiyo la yiraahdo. 2011 waxaa hirgashay oo ugu caan noqotay heesta Dhag dhag ay qaadeyso Farxiyo Fiska. Sanadkaana heesta Dhunkasho oo ay qaado Farxiyo Kabayare. Sanadkii hore heesaha aan la iloowi karin waxaa ka mid ahaa heesta Dhoofjaceyl oo ay qaado Xaawo Kiin. Sanadkaan heesteeda kale ee Ha iga roorin ayaa u hirgashay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted September 8, 2012 best song this year Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 8, 2012 Oba, heesta Juba waa ku jidbootay miyaa? Caadi ma ahan shiribkii barbaarta gaashaaman sida laxan iyo muusik loo saaray maka yaabtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted September 8, 2012 I wonder y cawaale chose an ethiopian girl to be in his vid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 8, 2012 Is she Ethiopian? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 8, 2012 Abwaan;865901 wrote: Oba, heesta Juba waa ku jidbootay miyaa? Caadi ma ahan shiribkii barbaarta gaashaaman sida laxan iyo muusik loo saaray maka yaabtay? war anoo sidii shiribka marka la qaadayo uu bood boodayo aan is arkay bisinkee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted September 8, 2012 Wadani;865903 wrote: I wonder y cawaale chose an ethiopian girl to be in his vid. because somali girls act shy in videos. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 8, 2012 Loooooooooool...., roofka lee haka dhex bixin I know inaadan shirib badan aqoon oo Ceerigaabo ayaad ku soo kortee.. Anyway, This is a nice song. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Isra Posted September 8, 2012 somali singers need to give up the auto-tune! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 8, 2012 intaan lagu qarxin buu kala hor maray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 9, 2012 lool@abwaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Isra Posted September 9, 2012 lol Aphosis! I didn't realize Xfactor was on! that's jokes. Brittany looks so confused - too much to process. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 9, 2012 *Blessed;865870 wrote: By far the best new talents this year. Khadra Silimo and Mursal's voice is amazing and they song come straight from the heart. Quote Share this post Link to post Share on other sites