Sign in to follow this  
Liibaan

Kulan Xasaasiya oo Dhexmaray Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State Iyo Azaaniya State (Daawo Sawiro)

Recommended Posts

Liibaan   

Kulan Xaasaasiya Oo Dhexmaray Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State Iyo Maamulka Azaaniya State (Daawo Sawiro).

 

 

Maamulka Azaaniya ayaa Maanta waxay Kulan Xaasaasiya Kula Qaateen Hotel Nomad Ee Magaalada Nairobi Waxgaradka iyo Masuuliyiinbta Golayaasha Maamulka Khaatumo State Of Somalia , Maamulka Azaaniya Oo Uu horkacayay Suldaan Abdi Suldaan Ali Sonkor ayaa waxay isla Soo qaadeen arimo Dhawra Oo xaasaasiya .

 

Kulankan Ayaa waxaa Hadalo Kala Duwan Kasoo Jeediyay Masuuliyiin Kala Duwan oo Ay Kamid ahaayeen, Madaxwaynaha Mamaulka Asaaniya Pro,< strong="">Gaandi<>, Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cabdinuur Cilmi Qaaje Biindhe, Suldaan Cabdi Cali Sonkor, Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur, Pro, Cali Khaliif Galaydh, Cuqaal iyo waxgarad kale.

 

Kulankan Oo Mudo saacado ah qaatay Ayaa waxaa lagaga wada hadlay arimo dhawra oo ay kamid ahaayeen xidhiidhada dhanka siyaasada iyo cilaaqaadka maamulada khaatumo iyo Asaaniya.

 

 

DSC085442.jpg

DSC08537.jpg

DSC08485.jpg

DSC08561.jpg

DSC08487.jpg

 

DSC08498.jpg

DSC08505.jpg

DSC08514.jpg

DSC08510.jpg

DSC08520.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mukulaalow;819178 wrote:
Waxaan maqli jiray, Laba qaawani isma qaado.
:D

 

Waa laba maamuloo dibad wareeg iska ah, caasimadohoodana ay ka taliyaan ummada kale.

 

Mukulaalow waxaa tahay nin been badan, sababta aad beenta cad u sheegasid maxee tahay? waxaa la odhan karaa waa naceyb iyo cuqdad

 

 

 

Goormay Caasimada Taariikhiga ee Taleeex, Buuhoodle, Xudun, Boocame, Kalabaydh, Widhwidh, Tukaraq Noqdeen wadamo Shisheeye ama dabad wareeg????

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne Indho Sheel oo Talex Lagu Soo dhaweeyey {Daawo+ Video}

 

 

Madaxweyne Col. Maxamed Cabdi Yuusuf iyo Wafti balaadhan oo uu horkacayo ayaa lagu soo dhaweyey degmadda Taleex galabta iyada oo meel ka baxsan magaaladda looga hor yimi waftidan waxana dadweynihii soo dhaweyey horkacayey Golaha Sare ee dhaqanka iyo Madaxweyne Axmed Karaash.

waftidan Madaxweyne Indha sheel horkacayo ayaa xalay ka soo anbabaxay magaaladda Buuhoodle si ay ugu qayb galaan shir bari ka furmaya Taleex kaas oo ay yeelanayso Maamulka Khaatumo golayaashiisa sharciga ah.

Madaxweyen Indha sheel ayaa mudadii uu ku jiray booqashadda waxa uu u guurgalayey xaaladda deegaanadda uu marayo isaga oo warbixino ka dhagaystay bulshadda deegaanadaas uu marayey.

 

 

DSC07931.jpg

DSC07957.jpg

DSC07947.jpg

DSC07946.jpg

DSC07940.jpg

DSC07889.jpg

DSC07917.jpg

DSC07958.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;819178 wrote:
Waxaan maqli jiray, Laba qaawani isma qaado.
:D

 

Waa laba maamuloo dibad wareeg iska ah, caasimadohoodana ay ka taliyaan ummada kale.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khaatumo State Summit, Capital City of Taleex

 

 

ShirWeynihii Xukuumada Khaatumo State Of Somalia oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay Caasimada Taariikhiga Taleex (SAWIRRO)

 

 

Waxaa Maanta Si rasmi ah Caasimada maamulka Khaatumo State Of somalia ee Taleex si Toos ah uga Furmay Shir waynihii Maamulka Khaatumo State,waxaana shirkan goob joog ka ah Golaha madaxtooyadda,Golaha Wasiiradda iyo sidoo kale Golaha Sare ee Dhaqanka.

 

 

 

Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan(Axmed Karash) ayaa ugu Horayn Shirka Madaxda Maamulka Khaatumo ka Hadlay,waxa uuna madaxwaynuhu sheegay in uu ku faraxsanyahay in 3 Bilood kadib Caasimaddii Taleex ay iskugu Yimaadaan Madaxda Kala Kudwan ee Maamulka khaatumo,waxaana madasha shirkan jooga Dhamaan madaxdii maamulka Khaatumo marka Laga reebo Gudi iskugu jira Golaha Dhaqanka,Golaha Wasiiradda iyo Madaxtooyadda oo Safaro shaqo ugu Maqan Dalka Dibadiisa.

 

 

 

 

 

 

 

Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi

 

 

Taleex City, Khaatumo State Of Somalia

 

 

0-32.jpg

0-1.jpg

0-4.jpg

0-7.jpg

0-8.jpg

 

 

0-11.jpg

0-15.jpg

0-38.jpg

0-36.jpg

0-39.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';819181 wrote:
Mukulaalow waxaa tahay nin been badan, sababta aad beenta cad u sheegasid maxee tahay? waxaa la odhan karaa waa naceyb iyo cuqdad

WAR SUG NINYOHOOW CID KU NECEB MA JIRTEE. tell me where I lied. LA iyo Kismaayo ma waxaa maamlo labadan maamul mise qolyo kale?. dibad wareeg waxay ku yihiin ilaa iyo hadda xaflad iyo niiko uun baad noosoo tabisaa, kwan Azania baaba la oran karaa xoogaa bay dhaqdhaqaaqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Daawo: Kulankii Maanta ee Madaxda Xukuumada Khaatumo State Of Somalia

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Daawo: Kulankii Maanta ee Madaxda Xukuumada Khaatumo State Of Somalia

 

KHAATUMO STATE SUMMIT

 

Kulan Xaasaasiya Oo Madaxda Sare ee Maamulka Khaatumo State Ugu Furmay Caasimada Taleex -Sawiro

 

 

Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex oo shalay gaadheen Wafdibalaadhan oo uu hogaaminayey Madaxwayne Indhasheel oo kamida golaha madaxtooyada Maamulka khaatumo State Ayaaa waxaa Maanta kafurmay Shirawayne balaadhan oo ay yeelanyaan Madaxda iyo Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State,iyadoo madhasha shirkan ay goob joog ka yihiin Golaha madaxtooyadda,Golaha Wasiiradda iyo sidoo kale Golaha Sare ee Dhaqanka.

 

Fur}itaankii Shirkan ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay Madaxwayen Axmed Cilmi Cismaan {Axmed Karaash} oo kamida golaha madaxtooyada Maamulka khaatumo State.

 

Madaxwaynaha ayaa ka hadlay Arimo Dhowra ,waxuuna madaxwaynuhu sheegay in uu ku faraxsanyahay in 3 Bilood kadib Caasimaddii Taleex ay iskugu Yimaadaan Madaxda Kala Kudwan ee Maamulka khaatumo si ay isula gorfeeyaan halka ay marayso xaalada deegaanada Khaatumo State Of Somalia.

 

waxaana madasha shirkan jooga Dhamaan madaxdii maamulka Khaatumo marka Laga reebo Gudi iskugu jira Golaha Dhaqanka,Golaha Wasiiradda iyo Madaxtooyadda oo Safaro shaqo ugu Maqan Dalka Dibadiisa.

 

Tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State waa markii ugu horaysay oo madaxda Maamulka Khaatumo ay kuyeeshaan shir noocan oo kala ah magaalada Taleex ee lagu soo dhisay maamulka Khaatumo State.

 

124.jpg

 

1221.jpg

 

0-35.jpg

 

 

m55.jpg

 

dhoi.jpg

 

m-i.jpg

 

 

 

buuhoodle1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mukulaalow;819191 wrote:
WAR SUG NINYOHOOW CID KU NECEB MA JIRTEE. tell me where I lied. LA iyo Kismaayo ma waxaa maamlo labadan maamul mise qolyo kale?. dibad wareeg waxay ku yihiin ilaa iyo hadda xaflad iyo niiko uun baad noosoo tabisaa, kwan Azania baaba la oran karaa xoogaa bay dhaqdhaqaaqaan.

 

Ninyahow waxaa buuxa naceyb, cudur iyo cuqdad. Waxaan maqli jiray nin bey meeli buqtaa, waanu ognahay sababta aad uga soo horjeedo Maamulka Iyo Shacabka Khaato. Qof kasta waa caytami karaa, aflagaado waxba tarimeeso, anaguba waxaan oran karnaa kooxdiina waxa kaliya ee noo soo tabiso waa Budh Cad Badeed, Dhac, Iyo Tuuganimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Horumarka Khaatumo State oo Xowli Weyn Ku Socdo [ Building Khaatumo State]

 

Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport, Taleex oo Gebogebo Ah , Waxaa Dhowaan La Sugayaa Wufuud Heer Caalami Ah Inay Ku Dagaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Taariikhiga Taleex

 

Nala Daawo Warbixin Dheer oo ah Sawirro iyo Video Ah Halka uu Marayo dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Taleex.

 

Waxaa Bishii Hore La dhagax Dhigay garoonka Diyaaraddaha ee Degmada Taleex,waxaana si rasmi ah u dhagax Dhigay madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Karaash,waxaa maanta aan Booqasho Gaaban ku tagay Garoonka Diyaaradaha ee taleex.

Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi

 

 

 

DSC08012.jpg

DSC08013.jpg

DSC08015.jpg

DSC08017.jpg

DSC080191.jpg

 

DSC08028.jpg

DSC08052.jpg

DSC08058.jpg

DSC08060.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

35.jpg

 

Madax WeyneKaraash, Gaaraad Abshir, & Garaad Jaamac G. Ismaaciil oo Uga Digay Faroole Faragelinta uu Kuhayo MamulGoboledka Khatumo State

 

 

waxaa maanta kadhacay magaalada taleex shir balaadhan kaas oo ay ka hadleen Madaxda Maamulka khaatumo State iyo sidoo kale Golaha dhaqan deeganada Khaatumo State.

 

Shirkan ayaa waxaa lagaga hadlayey Faragelinta uu maamulka faroole ku hayo shacabka deegaanada khaatumo State iyadoo loogu baaqayna inuu faraha kala baxo maamulkaasi arimaha quseeya deegaanada Khaatumo State.

 

Waxaa halkaas ka hadlay Garaad abshir saalax iyo garaad Jaamac Ismaaciil oo kamida golaha dhaqanka ee deeganada Khaatumo iyagoo ku nuux nuuxsaday inaysan caqli gal ahayn indadka ka tashaday masiirkooda lala dabayaaco waxaan munaasib ahayn.

 

Dhinakale waxa isna madhasha ka hadlay madaxwayne Axmed karaash oo dhankiisa ku tilmaamay dadka wax magaratada ah ee looga yeedhay magaalada laascaanod siay u ansixiyaan dastuurka maamulka firdhiye ayna waxa saamayna lahayn.

 

gabagabadii kulan ayaa waxaa ka hadlay Afhayeen maamulka khaatuo cumar jaamac saleebaan oo shaaca ka qaaaday in shacabka Ssc ay horay uga tirsanayeen Puntland hasa ahaatee hada ay yihiin khaatumo State kadib shirkii ka dhacay Magaalada Taleex.

 

 

28.jpg

18.jpg

 

 

 

DSC08092.jpg

 

Xukuumada Khaatumo State Iyo Garaadada Khaatumo oo Xidhiidhka u Jaray Maamulka Faroole, Uguna Baaqay Inay Farogelinta Joojiyaan

 

Kulankii u soconayey Madaxda dawladda Khaatumo State golayaasheeda Fulinta iyo dhaqanka ayaa maanta looga hadlay Farogelinta Qaawan ee C/Raxmaan Faroole ku hayo deeganada Khaatumo State, waxaana looga digey sii socoshada dhibaatada Khaatumo, shirkan waxaa gduoominayey Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

 

Waxaana hareerihiisa fadhiyey madaxda kale iyo weliba Golaha sare ee dhaqanka Xubnahooda ku sugan Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';819208 wrote:
Ninyahow waxaa buuxa naceyb, cudur iyo cuqdad. Waxaan maqli jiray nin bey meeli buqtaa, waanu ognahay sababta aad uga soo horjeedo Maamulka Iyo Shacabka Khaato. Qof kasta waa caytami karaa, aflagaado waxba tarimeeso, anaguba waxaan oran karnaa kooxdiina waxa kaliya ee noo soo tabiso waa Budh Cad Badeed, Dhac, Iyo Tuuganimo.

Ma garanayo hadaad igu khasbayso inaan ku noco, laakiin nacayn wax la yiraahdo meesha ka saar, qofku fikrad ha saxnaato ama ha khaldanaato wuu qabi karaa, laakiin qofka dhuusadii yeertaba u fasiranaya "waa la i necebyahay" waa wax aad u liita, waana coqdad ku dhisan is liidid. Walaal aniga ma necbi reer khaatumo, laakiin fikirkeygaa wuxuu yahay in ilaa io hadda uusan maamulkaas wax cad qabsan, shir la qabto, qado dad lagu marti qaado, iyo xaflad ka dhacday qurbaha waxba soo kordhin mayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Madaxda Khaatumo State, Golaha Dhaqanka Garaada Khaatumo, Odayaash Iyo Wax Garadka oo Maamulka Puntland Ku Cambaaraysay Fargelinta ay ku Heyso Deegaanda Khaatumo State

 

Shirkii Jaraa’id Ee Dowlada Iyo Madaxda Khaatumo State Maanta (Maqal iyo Muuqaal)

Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda magaaladda Taleex Madaxdda Dawladda Khaatumo iyo Golaha Sare ee Dhaqanka waxaana ay Sheegeen Madax-dani in aysan u sii dul qaadanayn Faragalinta Faroole ku hayo deeganakooda.

 

 

Picture-016.jpg

 

 

Video: Shir Balaadhan oo Maanta Odayaasha Iyo Waxgaradka Buuhoodle Yeeshen Ayay Kaga Soo Horjeesteen Faragalinta Faroole Ku Hayo Khaatumo State, Waxeena Kaga Hadleen Raga Dhuumasho Uga Baxay Buuhoodle Aadayna Magaalada Garoowe Si Ay u Ansixiyaan Dastuurka Maamulka Jaarka Ah ee Puntland

 

 

Qaar kamida odayaasha iyo waxgaradka g/cayn ayaa waxaa ay kaga soo horjeesten rag ay sheegen inay ka soo jeedaan maamul gobaledka khaatumo oo si dhuumasha ah ugu baxay si ay u soo ansixiyaan dastuurka puntland.

 

Halkan Ka Daawo

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this