Sign in to follow this  
Dr_Osman

Galkayo Mayor Meets Gotenburg Mayor And Swedish Party Officials. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Duqa Degmada Gaalkacyo Booqasho ku jooga Sweden(Warbixin iyo Sawiro)

 

Posted by Pi on April 15th, 2012

 

Duqa magaaladda Gaalkacyo Siciid Cabdi Farah ayaa sabtidii 14.04.2012 ka qaybgalay shirwayne ay lahaayeen mid ka mida ururadda siyaasadeed ee dalka sweden oo ah xisbiga Socailka. Duqa magaaladda Gaalkacyo oo booqasho shaqo oo dhowr maalmood ah ku jooga dalka sweden kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dowladda Sweden ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay masuuliyiin kala duwan ay ka mid ahaayeen dhigiisa magaaladda Goteborg Anna Gonson iyo masuuliyiin kale oo ay ka wada hadleen xiriirka iyo iskaashiga labada dhinac.

 

Cabdirisaaq Yuusuf farax Nuur Qalay oo dhanka xiriirka u jooga Puntland dalalka Iskandineviyaanka iyo dowladda Soomaaliyaba sahlayna isku xirka labada dhinac ayaa sheegay in duqa magaaladda Gaalkacyo iyo dowladda Sweden ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa matanayn labada magaalo ee Gotenbery iyo Gaalkacyo sidii magaaladda Gaalkacyo wax loogala qaban lahaa dhinacyadda horumarinta ee suurtagalka ah.

 

Booqashadda duqa ayaa la filayaa inay soo gabogabowdo maalinta isniinta ah,waxaana suuragal ah inuu maro dalal kale ka hor inta uusan ku laaban Soomaaliya, Iyadoo la filayo in ugu danbaysana la qabto kulan sadex geesood ah oo dhexmari doona masuulinta dowlada sweden, duqa magaaladda Gaalkacyo iyo jaaliyadda reer puntland ee magaaladda Gotebory, waxaana booshadda shaqo ee duqu ku soo beegantay xili ay tartan wayn ugu jiraan xisbiyadda kala duwan ee siyaasada dalka sweden hanashadda iyo kalsoonidda Soomaalida oo ah mid ka midda ah qoomiyadaha ugu wawayn ee soo galootinimada ku jooga dalkan sweden, gaar ahaan marka ay timaado codaynta xiliyadda doorashadda.

 

Inkastoo aysan wali soo shaac bixin natiijadda socdaalka duqa magaaladda Galkacyo ku joogo dalka Sweden iyo waxa laysla ogolaaday ugu danbaynta, ayaa waxaa haddana la saadaalinayaa in muhiimadda ugu wayn ee duqa magaaladda Gaalkacyo ay tahay sidii uu dowladda Sweden uga hali lahaa Agab, Gaadiid, amase macluumaad kale oo qayb ka qaata horumarka degmadda Gaalkacyo, taas oo ilaa hadda aan wax faahfaahin ahi ka soo bixin.

 

Puntlandi.com

 

siciid-c-farax-466.jpg

siciid-c-farax-467.jpg

siciid-c-farax-468.jpg

siciid-c-farax-469.jpg

siciid-c-farax-472.jpg

siciid-c-farax-477.jpg

siciid-c-farax-478.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Oh no here comes puntland. Galkayo Mayor Meets with counterparts in gotenborg and swedish party officials to streghten bilateral ties between the two sister cities gotenburg and galkayo. OH NO is what most enemies are saying and puntlanders are saying OH YEAHHHHHHH babyyyyyyyyyyy thats what you call a nation doing what nation states do

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Dr_Osman;818831 wrote:
Oh no here comes puntland. Galkayo Mayor Meets with counterparts in gotenborg and swedish party officials to streghten bilateral ties between the two sister cities gotenburg and galkayo. OH NO is what most enemies are saying and puntlanders are saying OH YEAHHHHHHH babyyyyyyyyyyy thats what you call a nation doing what nation states do

Goteborg's Somali community is largely from Puntland.

 

Check out .

 

http://puntlandcommunity.org/

 

And also go to google and search for 'Goteborg Initiative'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this