Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Shariif oo magacaabey guddiga wadahadalka SL

Recommended Posts

Shariif oo magacaabey guddiga wadahadalka SL

 

13 Apr 13, 2012 - 11:56:50 PM

 

DF Somalia ayaa magacowdey maanta guddi ka kooban 7 xubnood oo wadahadl lagala Somaliland sidii uu ahaa qorshaha shirkii London 23 Feb2012.

 

Madaxweynaha DF Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta 14,April 2012 ku la hadlay saxaafada Muqdisho saaka ayaa shaaca ka qaadey in guddigan ka kooban wasiirada DFKG Somalia uu madax u yahay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdisamad Macalin Maxamuud loona magacaabey wadahadalka Somaliland lala yeelanayo.

 

Puntland labo xubnood oo kamid ayaa 7-da kujira waxan kala yihiin wasiirka Arrimaha gudaha Gen.Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilkajiir iyo Dr.Da'ud Maxamed Cumar wasiir qorshaynta iyo xiririka caalamiga ah.

 

Waxana guddigaan uu London shir kula yeelan doonaa guddiga kale oo horey u soo magacaabey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

 

Dhinaca kele Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha DFKMG Somalia saaka waxa uu anbabaxey dhinaca Addis Abba ee dalka Ethiopia oo lagu wado inuu ka furmo shir ay leeyihiin madaxda Afrikaanku.

 

Goor dhow ka filo Garowe Onlne liiska magacyada guddiga wadahadalka Somalia & Somaliland.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: President Sharif assigns committee to hold talks with Somaliland

 

14 Apr 14, 2012 - 2:39:39 AM

 

MOGADISHU, Somalia Apr 14 2012 (Garowe Online) - President Sharif Sheikh Ahmed has assigned a committee to hold talks with the Somaliland government, Radio Garowe reports.

 

The committee which consists of 7 ministers will hold talks with the Somaliland government as proposed in February's meeting in London. The Somaliland government also named a committee of 5 ministers to hold discussions with the newly assigned TFG committee.

 

Minister of Planning and International Cooperation Dauud Mohamed and Minister of Internal Affairs Gen. Abdullahi Ahmed Jama are representing the Puntland state government in the committee assembled by President Sharif.

 

Both committees will meet in London to discuss the possibilities of a unified Somalia with hopes of coming back to Somalia with tangible progress.

 

Somaliland who has been fighting for its independence since the collapse of Siad Barre's regime has agreed to hold talks with the TFG despite public outcry from officials and clan elders who oppose talks with the TFG.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Shariif oo ku dhawaaqey Gudiga la hadlaya Somaliland kunasoo darey laba wasiir oo Puntland ah

 

Posted by Pi on April 14th, 2012

 

Muqdisho(Pi) Shalay ayaa warbaahinta Puntlandi heshey warar rasmi ahaa oo sheegayay in Madaxweyne Shariif diyariyey gudiga la hadlaya Soomaaliland, kuwasoo shalay ahaa 5 Xubnood, hadaba Madaxweyne Shariif wuxuu maanta soo bandhigey Gudigii oo 7 Xubnood ah ayna ku jiraan labo wasiir oo Puntland ah.

 

Gudiga waxaa hogaaminaya Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macalin Maxamuud, waxaa kaloo gudiga ka mid ah laba Wasiir oo Puntland ah oo kala ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen.Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilkajiir iyo Dr.Da’ud Maxamed Cumar wasiirka Qorshaynta iyo Xiririka Caalamiga ah.

 

Sida aan shalay Warka ku helney Xubnahaan waxay markii hore ahaayeen 5 xubnood laakiiin Markii warbaahinta Puntlandi ay ifisey qaladaadka jira ayaa Wada tashi Xalay dhacay ka dib wuxuu Madaxweyne Shariif uu kordhiyey Gudiga isagoo ka dhigey 7 Xubnood oo Puntland labo wasiir ku leedahay.

 

Puntlandi.com

 

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

March 2012 Dr. Faroole:

 

“Ma wada hadli karaan TFG iyo Somaliland iyadoo aaney ka war qabin goob joogna aheyn maamulka Puntland maxaa yeelay anagu Soomaali waan ka tirsanahay, hase ahaatee ka maaamul ahaan muran dhuleed anaa nagala dhexeeya Somaliland, dhul aynu leenahay beyna xoog ku heystaan, marka wadahadal kasta oo labada dhinac dhexmnara waa inaan ka qeyb galnaa” ayuu yiri C/raxmaan Faroole."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Puntland is part of Somalia, they will come as part of the Somalia committee appointed by their president Sheikh Sharif.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;818565 wrote:
Puntland is part of Somalia, they will come as part of the Somalia committee appointed by their president Sheikh Sharif.

well, tell that to PL. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;818565 wrote:
Puntland is part of Somalia, they will come as part of the Somalia committee appointed by their president Sheikh Sharif.

Yup Puntland is part of Somalia, so is Somaliland its just Puntland is more prouder of being part of Somalia..Somaliland will gain its pride soon enough.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

General Duke;818567 wrote:
Yup Puntland is part of Somalia, so is Somaliland

 

Speak for yourself. ;) Puntland likes to follow the footsteps of Somaliland, i wouldn't be surprised to see Puntland declaring independence from Somalia

in the upcoming years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;818572 wrote:
Speak for yourself.
;)
Puntland likes to follow the footsteps of Somaliland, i wouldn't be surprised to see Puntland declaring independence from Somalia

in the upcoming years.

shhhh no qarxiis :rolleyes::D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^ Puntland is a central pillar of Somalia. Somaliland has always been part of Somalia regardless of the fiction the secessionist spew. Today is great there will be talks amongst Somali's about unifying Somalia politically once again. Now that's great..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;818578 wrote:
^^^^^ Puntland is a central pillar of Somalia. Somaliland has always been part of Somalia regardless of the fiction the secessionist spew. Today is great there will be talks amongst Somali's about unifying Somalia politically once again. Now that's great..
:D

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this