Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Commerce Minister Opens New Waamo 2 In Garowe

Recommended Posts

Dr_Osman   

CARWO-WAAMO.jpg

 

 

Wasiirka ganacsiga Puntland oo xariga ka jaray carwo cusub oo Garoowe laga furay,

April 13, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster

 

 

Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka ganacsiga iyo washadaha Puntland iyo duqa degmada Garoowe ayaa ka qayb galay munaasabad lagu furayey carwo New Waamo2 oo Garoowe laga hirgaliyey

 

Maamulaha carwada New Waamo2 C/kariin Maxamed Faarax dhagawayne ayaa sheegay in ay carwada labaad ee waamo u fureen baahi balaaran oo ay ka dareemen bulshada ay gobolka isla markaana waxaa uu sheegay in uu ku rajo wayn yahay in ay ka hirgaliyaan deeganada kale ee Puntland.

 

Duqa degmada Garoowe C/casiis Nuur Cilmi oo hadal ka jeediyey furitaanka carwada ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo qaybta labaad ee waamo 2 isla markaana waxaa uu ku amaanay in keenan adeegyo tayadoodu saratso isla markaana ay ku barteen ka qayb qaadashada hor umarinta sida dhiira galinta ciyaaraha gobolada oo uu sheegay duqa degmada Garoowe in ay abaal marino fiican gudoonsiiyeen ciyaartoydii ka qayb gashay ciyaarihii gobolada Puntland.

 

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Xasan Jaamac Faarax oo xariga ka jaray carwada cusub oo Garoowe laga hirgaliyey ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan cidkasta oo ku soo biiraysa ganacsiga suuqa xorta ah ee deeganada Puntland waxaana uu intaa uu ku daray in maamulka carwada waamo ay horay Garoowe uga hirgaliyeen waamo1 oo uu sheegay in ay uga barteen adeeg wanaagsan oo tayo leh

 

Mudooyinkii dambe waxaa ku soo badanayey suuqayada magaalada Garoowe ganacsiyo kala duwan oo iyadoo ay muuqato isbadal dhanka ganacsiga magaalada Garoowe ee caasumada Puntland.

 

Maxamed Siciid Yuusuf

SBC International Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this