wyre Posted April 14, 2012 Oba believe me baraawo mar baan tagay, mar dambe inaan ku laabto waa habeenki xaloo tagay :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2012 ^^ noo wad sheekada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 15, 2012 Baraawe iyo Bambaasa isku fac ayee ahaayeen, if not Baraawe weyneyn waayadii hore in pre-independence, even tirakoob (population) wise. Midna halaagii maryooleey ku dhacday, tan kalena waa taasaa isla maryooleeydii dalxiis u tagaayo oo doolarkooda ku maalgelinaayo. It tells us our priorities, inaanan waxba dhisan karin ama horumarsan karin. Baraawe also single-handedly contributed a lot in Soomaali culture. Xataa magaceeda ayee wataan qaarkooda, sida the ubiquitous koofi baraawe by any wannabe politician seeking public office isku taago iyo muufe baraawe, caanobaraawe and there is dharka Soomaalida ku faanto ee alindiga. Baraawe lagu sameyn jiray dharkaas. No other degmo contributed to dhaqanka Soomaalida as Baraawe and Reer Baraawe did. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2012 laakin miskiinoow ogoow hade Baraawe dagaalada sokeeye ma saameeynin magaalada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 15, 2012 Maxee u saameyn weysay, xaaji. Dadkii wada deganaa laga wada musaafuriyee. Mise adiga sara dumo bas u taqaan burbur. Burbur dadka jiro xataa. Magaalada dagaalo weyn kama dhicin laakiin it declined si aan caadi ahayn, burbur iyo qax weyna ka dhacday. Dadkeeda hore from pre-1990 dad dhif dhif ka joogo degmadaas. Dadkii asal ahaan kasoo jeeday Bambaasa wada joogaan maanta. Quote Share this post Link to post Share on other sites