Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Baraawe, Shabeellaha hoose

Recommended Posts

wyre   

Oba believe me baraawo mar baan tagay, mar dambe inaan ku laabto waa habeenki xaloo tagay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baraawe iyo Bambaasa isku fac ayee ahaayeen, if not Baraawe weyneyn waayadii hore in pre-independence, even tirakoob (population) wise. Midna halaagii maryooleey ku dhacday, tan kalena waa taasaa isla maryooleeydii dalxiis u tagaayo oo doolarkooda ku maalgelinaayo. It tells us our priorities, inaanan waxba dhisan karin ama horumarsan karin.

 

Baraawe also single-handedly contributed a lot in Soomaali culture. Xataa magaceeda ayee wataan qaarkooda, sida the ubiquitous koofi baraawe by any wannabe politician seeking public office isku taago iyo muufe baraawe, caanobaraawe and there is dharka Soomaalida ku faanto ee alindiga. Baraawe lagu sameyn jiray dharkaas. No other degmo contributed to dhaqanka Soomaalida as Baraawe and Reer Baraawe did.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxee u saameyn weysay, xaaji. Dadkii wada deganaa laga wada musaafuriyee. Mise adiga sara dumo bas u taqaan burbur. Burbur dadka jiro xataa.

 

Magaalada dagaalo weyn kama dhicin laakiin it declined si aan caadi ahayn, burbur iyo qax weyna ka dhacday. Dadkeeda hore from pre-1990 dad dhif dhif ka joogo degmadaas. Dadkii asal ahaan kasoo jeeday Bambaasa wada joogaan maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this