Maaddeey Posted April 14, 2012 Wararkan ayaa maanta oo Sabti ah, waxa laga siidaayay Idaacadda NBC News, iyo sidoo kale war saxaafadeed ka soo baxay Shabaab Xafiiskooda. Waa tarjumaad qalad ah ee: "The reports of his killing are yet to be confirmed by NBC News or by al-Shabaab's press office.". Beenta naga kala aayari Shimbir Mabajabe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 14, 2012 ^^ Maadeey, aniga waan soo xigtay oo kaliya.. RBC ayaa sidaan usoo qortay. Midda kale maxaa ku beeninee hadalkaan, asigaaba laga haayaa inuu yiri "nafteyda ayaa qatar ku jirta". in la dilaayo way cadeeyd, hadalkaana run ayuu u egyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites