Shinbir Majabe Posted April 13, 2012 Warar Naga Soo gaarayo Gobolka Shabelada Hoose ayaa Shegaayo In Abaan Duulihii Ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab oo ka Mid Ahaa Ragii Muhajiriinta Ee Ka Dhinac Dagaalamayey Kooxda Al-Shabaab Oo lagu Magaaco Abuu Manzuur Al-Ameriki dhalashadiisa ay tahay dalka Mareykanka ay kooxda Al-shabaab soo Afjareen Hadalkiisa. Read more.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2012 Sounds fake Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2012 Xaaji, bal Amiirka laba makhsin Hargeysa uga raadi......Wuu soo socdaa baa la yidhi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted April 13, 2012 Oh geez this is sad news for Somalia. Terrorist beheads another terrorist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2012 Inna Lillaah... madaxaa igu xanuunay, hadba website cusub lee noo keen yaa... ugu yaraan si fiican wax u qora dheh!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 13, 2012 ^^ :D:D Maadeey madax xanuunkaaga waa caafimaadkeyga! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 13, 2012 Xaaji Xunjuf;818322 wrote: Sounds fake Xaaji, this is reliable site.. (been sidaan u weyn loogama baran!) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2012 ^^ Baritoole uun yanu Al Amriki shir jaraid qaban Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 13, 2012 Xaaji Xunjuf;818329 wrote: ^^ Baritoole uun yanu Al Amriki shir jaraid qaban loool....Anigu waxaanba is leeyahay amuu isagu sheekadan sameeyey si loogu maleeyo inuu dhintay. Dadkaani waa dad aan sirtooda loo geli karin:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2012 isagana waa in labo makhsin loo raadiyaa, maadaama uu Mujaahid yahay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 13, 2012 Showqi;818324 wrote: Xaaji, bal Amiirka laba makhsin Hargeysa uga raadi......Wuu soo socdaa baa la yidhi! Xaajigu miyirkiisuu qabaa oo soo carar, England buu ku soo noqday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2012 Showqi ma waxa lugugu yidhi Xaajigu Guryaha bu kiireyaa:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2012 Maya dee, Amiirkii Homeless in uu noqdo ayuu in yar u jiraa. Iminka Villa lagaa dooni maayo Bangalow-na lagaa dooni maayo ee bal laba makhsin oo yar oo aad furnish-garaysa bal Amiirka u sii diyaari. Qolooyinkii Koonfuriyanka ayaa faro kulul ku haya. Waar tolka ha dayicin,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2012 Warya Showqi Amiirku maha nin guri waayey gurigisa bu jooga hada uma baahna villa meel kale looga dhiso i dont think so.Amiirka Qolo Koonfureed dhibaato kuma hayaan eeh General Bahuku iyo ku kale Kenyaatigay isku dhegenyihin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 14, 2012 Cumar Xamaami Oo Ka Mid ah Saraakiisha Sare Shabaab Oo Lagu Daldalay Soomaaliya Warar ayaa sheegaya Cumar Xamaami oo ka tirsanaa Saraakiisha ugu sareeya ajaaniibta ah, ee ka barbar dagaalama Shabaab-ka Soomaaliya in lagu daldalay Soomaaliya. Hamaami, oo sidoo kale loo yaqaan Abu Mansoor Al-Amriki ayaa ku biiray Al-Shabaab sanadkii 1999-kii, waxana uu ka mid noqday saraakiisha ugu sareeye ee ururka. Wararkan ayaa maanta oo Sabti ah, waxa laga siidaayay Idaacadda NBC News, iyo sidoo kale war saxaafadeed ka soo baxay Shabaab Xafiiskooda. Dhowr toddobaad ka hor, ayaa Hammami oo ka soo jeeda gobalka Alamaba ee dalka Maraykanka, waxa uu sheegay in nafasadiisa ay qatar ugu jito gacanta Shabaab-ka, Laakin Shabaab waxa ay sheegeyn in uu goob ammaan ah uu ku sugan yahay uuna badaqabo. Ninkan waxa uu ka mid yahay dadka ajaaniibta ee ugu sareeya ee ku jira Shabaab oo si rasmi ah u shaaciyay in ay ka tirsan Al-Qaacida, waxana uu heestaa dhalashada dalka Maraykankan, laakin aabihiis waxa uu ka soo jeedaa dalka Syria, hooyadiisna waa Maraykan. RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites