Sign in to follow this  
Saalax

Somalia: Al shabab makes large bases in Puntland

Recommended Posts

Saalax   

Al-Shabaab Oo Shaaciyay In Ay Saldhigyo Waaweyn Ka Sameesteyn Buuraha Galgala

 

Muqdisho (RBC) Iyadoo maalmahan ay soo baxeyn warar sheegaya in Shabaab oo ka arriminaayay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ay hadda badankood u wareegeyn deeganada Puntland, gaar ahaan buuraha Galgala ee gobalka Bari, ayaa waxa markii ugu horreysay arrintaa shaaciyay Al-Shabaab.

Idaacadda ku hadasha afka Shabaab-ka Andulus, ayaa saaka oo jimco ah shaacisay, in saraakiil sare oo ka tirsan Shabaab ay hadda ku sugan yihiin deeganada Puntland gaar ahaan buuraha Galgala.

Waxa ay Idaacadda Sheegtay in Shabaab ay halkaas u gaareyn in ay gaarsiiyaan maamulkooda sida ay hadalka u dhigtay, waxan dadka ay magacowday ee hadda ku sugan Puntland ka mid ah Sheekh Cabdu Qaadir Cali Muumin oo ka mid ah madaxda sare ee Al-Shabaab, kana soo jeeda deeganada Puntland.

Ma sheegeyn, waxa ay halkaas u tageyn in uu yahay culeys kaga soo furmay dhinaca ciidamada dowladda iyo kuwa kale ee barataaraya, oo hadda dhul badan, oo ku yaala koonfurta ka qabsaday Shabaab.

 

Sheekh Cabdulqaadir Cali Muumin

Mar uu hadlaayay Sheekh Cabdi Qaadir Cali Muumin wuxuu yiri “Maamulka Puntland Diinta Ayey ka baxeyn, oo waxa u adeegaan Maraykan iyo Ethiopia, shaqaalahooda iyo askartoodana waa la mid ah waa murtadiin, waa in aad ka toobad keentaan” .

Wuxuu sii hadlay wuxuu yiri ” Shacabka ku nool Puntland waa in aad la mid noqotaan kuwa Koonfurta, oo mujaahidiinta caanaha iyo biyaha la daba jooga” ayuu sheegay.

“Diinta qof walba ayey difaacadeyda u taalaa, marka reer Puntland doorkiina qaata, marka fadliga yuusan idin dhaafin ” ayuu yiri

Waxa uu digniin u jeediyay ciidanka iyo shaqaalaha ka tirsan maamulka Puntland, wuxuuna yiri ” Bariis ayaan ka doonaayay, shaxaad ayaan u tagay, qof iska yeelaya ma jiro” dhamaantiin waa xukumantihiin ogaada” ayuu yiri.

“Faroole lacag ayuu heestaa oo waa ninka dibada ku nool laakin idinkana dhaxan iyo baahi ayaa idin heesta. hadaba dhulkan ogaada in ay mujaahidiinta ay qabsan doonaan” ayuu yiri markale Cabdu Qaadir Muumin

Dhawaan madaxweynaha Maamulka Puntaland C/raxmaan Faroole, wuxuu sheegay Shabaab markii ay ku soo jabeyn dagaaladii ay ka wadeyn Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya in ay u soo guureyn deeganada Puntland.

Wuxuu sheegay in ay isticmaalayaan dhinaca badda iyo dhulka Al-Shabaab.

Sidoo kale dowladda KMG ah , madaxdeyda ayaa iyana sheegay Shabaab in xoogiisa ay u baxsadeyn deeganada Puntland gaar ahaan buuraha Galgala, oo ay horey u joogeyn maleeshiyo taabacsan Sheekh Maxamed Saciid Atam oo ah wadaad qalqal iyo jahwareer galiyay maamulka madaxweyne Faroole.

Ma cadda hadalka Shabaab ka soo yeeray, uu u sii saameyn doono, maamulka Puntland iyo dowladda KMG ah, haddii ay arrintan dhabowdana waa hubaal ah Puntland ay isku diyaariso dagaal la mid ah kan hadda ka socda Koonfurta gaar ahaan Muqdisho

Si kastaba, waxa su’aasha la isweydiinaayo ay tahay, Al-Shababa oo xiriir toos ah la leh Al-Qaacida, haddii ay fadhiisin cusub ka sameestaan deeganada Puntland siddee ayuu ahaan doona awooda maamulka Puntland, sidoo kale caalamka siddee ay ahmiyada ugu yeelan doonaan maamulka Puntland, ciidamo AMISOM ama kuwa Ethopian ah ma lageyn doonaan deeganadaas? sidee mustaqbalka deeganada Puntland ay noqon doonaan? waa su’aalo ilaa hadda jawaabahooda aan lahayn, laakin soo bixi doona marka si rasmi Shabaab xudun ugu yeeshaan Puntland?

RBC Radio

———————–

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

misleading title, but nevertheless a wishful thinking on your part. sorry, were not some sissy militia easily spooked by few but lightly armed citizens. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;818222 wrote:
Al-Shabaab Oo Shaaciyay In Ay
Saldhigyo Waaweyn
Ka Sameesteyn Buuraha Galgala

Saalax bacareful what you wish for. balaayo lama soo dhaweysto;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji, if you knew the people of Puntland, you'd know there's something coming. :D

 

Lets just say, they will appear from thin air.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland society welcomed them with open arms.

I wondered why Abu zubayr didnt sent troops to Sland?

A brother told me that the sland society supports their administration. I take back my accussation that zubayr is agent of Sland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland cant defend itself from somaliland it surrendered the land it was claiming and ran away. It can not fight piracy on its land, alshabab my God...it will be a cake walk. I say somaliland should give them light arms to finish the job. These alshabab are battle hardened they fought kenya, ethipia, american bombing, AU and they still fighting against the forces of hot air (puntland) hahaha...boy crab your pop corn its gonna be fun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I can't wait to see President Farole mobilise Puntland Airforce consisting of helicopters and an26, an Army battalion of tanks, technicals, heavy trucks, f350s, bulletproof technicals, naval capacity consisting of mid sized naval vessels and small marine boats. Plus a ground troop armed to the teeth and trained of high caliber with top notch strategy to root out this shabab misfit from Puntland.

 

Your dealing with a powerful state here boys this aint hamar this is a huge state with a huge army with huge stockpile of weapons

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this